May 23, 2022
Hadal-heyn ka dhalatay wax albaab u eg oo lagu arkay hawada sare.
Sawir ay Hay’adda Hawada Sare ee Mareykanka (NASA) ka soo qaadday hawada sare oo muujinayay wax u eg albaab ayaa dhaliyay hadal-heyn badan, iyadoo dadka ay ku tilmaameen inuu caddeynayo jirintaanka nooleyaasha la aaminsan yahay inay deggan yihiin hawada sare (alien). Albaab-u-ekaha ayaa ka soo dhex muuqday sawirro uu qaaday gaariga xogta ururiya ee NASA, […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta si rasmi xilka kala wareegay Farmaajo.
MUQDISHO —Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka maanta, kadib xaflad xil-wareejin ah oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa salaan-sharaf ka qaatay ciidamada xoogga dalka, waxaana halkaasi khudbado kooban ka jeediyey madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxeynaha cusub Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo […]
Suuriya oo xeel dheerayaal miinooyinka sameeya u diray Ruushka.
Illaa 50 rag xeeldheerayaal ku ah samaynta iyo isticmaalka bambaanooyinka qasaaraha badan gaysta , kuwaas oo u dhashay Suuriya ayaa ku sugan dalka Ruushka, iyaga oo wada shaqayn la sameeyay ciidamada dalkaas oo dagaal kaga jira Ukraine. Arrintan waxaa tabiyay wargeyska Guardian ee kasoo baxa Ingiriiska, isaga oo soo xiganaya saraakiil reer Yurub ah oo […]
Sidee laga yeeli doonaa 2000-kun askari ee Ukraine ee Ruushka isku dhiibtay?.
Waxaa welwel badan laga qabaa waxa ku dhici doonaa illaa 2 kun oo askari oo Ukraine ah oo illaalinayay magaalada Mariupol kuwaas oo isu dhiibay ciidamada Ruushka. Wararka waxa ay sheegayaan in la geeyay magaalada tuulo ku taala gobolka Donesky. Dadka Ruushka taageersan waxa ay doonayaan in si xun loo ciqaabo ciidamadan, balse waxaa jirta […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Villla Somaliya galaya iyo Farmaajo oo ka guuraya.
Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ay ka dhacdo xil wareejin, iyada oo ay ku kala wareegayaan madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo kan cusub Xasan Sheekh Maxamuud. Kadib hal sano iyo shan bilood oo ay daahday doorashadii Soomaaliya, maanta oo isniin ah ayuu ugu dambeyn madaxweyne haysta sharciyadda muddo xileed uu ku […]