19 Sep, 2025
1 min read

Manchester United oo guul heshay, kaddib sedex guuldarro oo xiriir ah oo ay horey ula wareersaneed.

Kooxda Manchester United ayaa guul ay u baahnayd xalay ka gaartay ciyaartii ay la lahayd kooxda Burnley ee uu wato kabtankii hore ee kooxda Manchester City Vincent Kompany. Bruno Fernandes ayaa daqiiqadii 45-aad u dhaliyay gool kooxda Manchester, iyadoo waqtigaa wixii ka dambeeyay labada kooxoodba ay iska khasaariyeen fursado ay goollal ku dhalin kareen. Guusha […]

5 mins read

Tartanka koobka Adduunka: Xulka Soomaaliya iyo shan dal oo ay isku beegmayaan.

Xulka Kubadda Cagta Qaranka ee Soomaaliya ayaa ku jira diyaar garow iyo tababar xoog badan si ay isugu diyaariyaan ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka ee 2026 ka dhacaya Qaaradda Woqooyiga Ameerika. Kooxaha Qaramada Afrika ayaa bisha Nofeembar ee sannadkan bilaabi doona tartanka isreebreebka koobka aduunka, halkaas oo kuwa soo baxa ay u socdaali doonaan Maraykanka, Canada […]

1 min read

Ronaldo oo jidka ka mari waayey shacabka Iiraan ee ku nool caasimadda Tehraan.

Tehraan:- Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo dhoweeyay muuqaallo aan caadi ahayn markii uu gaarey dalka Iran iyadoo boqollaal taageereyaal ahi ay eryanayeen baska kooxda Al-Nassr kadibna ay xoog ku galeen hoteelka kooxda si ay u arkaan CR7. Kooxda Saudi Arabia ayaa lagu wadaa inay habeenka Talaadada ah la ciyaaraan kooxda fadhigeedu yahay Tehran ee Persepolis kulankooda furitaanka […]

1 min read

Ciyaaryahan Achraf Hakimi oo ka hadlay dhul gariirkii saameynta badnaa ee ka dhacay dalkiisa Morocco.

In kabadan 2800 oo qof ayaa ku dhintay kadib markii dhulgariir cabirkiisu yahay 6.8 uu ku dhuftay Morocco habeenkii Jimcaha. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Morocco, ahaana daaficii hore ee kooxda Real Madrid ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay dhulgariirka. “Waxaan ku jirnaa waqti adag dhammaan muwaadiniintayada walaalaha ah. Waxaa la joogaa waqtigii aan […]