15 Sep, 2025
1 min read

Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo Jabuuti kula kulmaya Madaxweyne Geelle.

Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa xalay gaaray caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti, waxana lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele iyo Wasiir kiisa Difaaca Xasan Cumar Maxamed (Burhaan). Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay in madaxda Jabuuti uu kala hadli doono sidii loo xoojin lahaa xiriirka adag ee difaac ee labada wadan […]

1 min read

Jaajuus Itoobiyaan ah oo la qabtay.

Nin u dhashay dalka Itoobiya oo ka howlgala waaxda cadaaladda iyo arrimaha dibedda Mareykanka ayaa la xiray, waxaana lagu eedeeyay inuu xogo sir ah si hoose ugu gudbinayay dalka Itoobiya. Abraham Teklu Lemma oo 50 sano jir ah, ayaa lagu eedeeyay inuu xogaha sirta ah tan iyo bishii August u gudbinayay sarkaal lala xiriirinayo sirdoonka […]

1 min read

Turkiga oo mamnuucis ku soo rogay khamriga iyo sigaarka

Waxaa la kordhiyay tirada goobaha hore looga mamnuucay in lagu iibiyo khamriga iyo xashiiska ee dalka Turkiga. Iibinta khamriga iyo xashiiska ayaa waxaa laga mamnuucay goobaha sida xarumaha caafimaadka, waxbarashada, tababarka, dhaqanka iyo isboortiga, goobaha dadweynaha iyo goobaha nasiinada. Dhowr todobaad oo la soo dhaafay, dowladda ayaa laamaha amniga awood u siisay xakameynta khamriga lagu […]

1 min read

Madaxweynaha Ukrine oo helay $128m xilli uu booqday Mareykanka

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay duullaan ballaaran ku qaadeen dalka Ukrine. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo  Khamiistii isaga iyo golahiisa wasiirada la kulmay Madaxweynaha Ukrine ayaa ku dhawaaqay  ama iftiimiyay kaalmo cusub oo militari, oo ku kacaysa $128m. Kaalmada mileteri […]

1 min read

Tijaabada tallaalka HIV oo ka bilaabanaysa Koonfur Afrika

Koonfur Afrika iyo Maraykanka ayaa bilaabaya tijaabinta tallaal cusub oo ka hortag u ah HIV ah waxayna bilaabeen in ay isdiiwaangeliyaan ka qaybgalayaasha si ay uga qayb qaataan tijaabadan. Sida laga soo xigtay hay’adda cilmi-baarista dawladda Maraykanka ee Machadka Qaranka ee Caafimaadka (NIH), tallaalka, oo loo yaqaan VIR-1388, ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo unugyada […]

1 min read

Xiisadda u dhaxaysa dalalka Canada iyo Hindiya oo cirka isku sii shareertay.

Hindiya ayaa joojisay adeegyadii fiisaha ee Canada waxayna ku baaqday in la dhimo shaqaalaha dublamaasiyadda Kanada ee Hindiya, iyadoo uu sii xumaanayo khilaafka labada dal. Hindiya waxay sheegtay in hanjabaadaha loo geysto muwaadiniinteeda ku sugan Kanada aysan Ottawa si dhab ah u qaadan. Isniintii, ra’iisul wasaaraha Canada, Justin Trudeau, ayaa sheegay in laga yaabo in […]