1 min read
Maxaa laga rabaa Muuse Biixi oo kaligii loo eedeynaaa, Farmaajo xittaa Itoobiya……. ? (Dhagayso Codka Farmaajo).
Maxaa laga Rabaa oo Md. Muse Biixi oo kaligii lagu eedeynayaa. Hore Md. Maxamed Cabdullahi Farmajo ayaa u yiri: Annaga iyo Ethiopia waxaan nahay Walaalo( taa waa la dhihi karaa waa luqad siyaasadeed) intaa waxa uu ku daray: , waxaan Nahay Dad isku Asal dhiig ah, Cid nakala fogeeyn karto ma jirto.Intaa in la mid ah ayuuna yiri: Muse Bixi.
Labadubana Bad ayeey u ogolaadeen Ethiopia,
Adigaa iga badiyo Siyaasadda ee i fahamsii, maxey ku kala duwan yihiin labada Go’aan ee Madaxdu? .
Inta dhimanna hoos ka daawo.
Soo gudbiye: Yahya Amir