20 May, 2024
1 min read

WHO oo sheegtay in goor dambe la ogaaday cudurka Ebola ee ka dillaacay Uganda.

Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in cudurka Ebola ee ka dilaacay Uganda la ogaaday goor dambe. Baaritaano horudhac ah ayaa sheegaya in astaamaha ay bukaanada ku soo baxeen bishii Ogosto balse aanan isla markiiba horay laga ogaanin. Ugu yaraan 24 qof ayaa ilaa hadda laga helay cudurka Ebola, kaas oo ay u […]

1 min read

Ruushka oo duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyey gudaha Ukraine.

Diyaaradaha Ruushka ayaa la sheegay habeennimadii xalay iney duqeymo culus ka geysteen qaybo ka mid ah Koonfurta iyo Bariga Ukraine. Barasaabka gobolka Dnipropetrovsk Pavlo Kyrylenko ayaa sheegay in saddex qof oo uu ku jiro ilmo yar ay ku dhinteen shan kalena ay ku dhaawacmeen weerarro gantaallo ah oo lagu qaaday caasimadda gobolka Dnipro, halka 13 […]

1 min read

Eritrea oo hub iyo ciidan ku diyaarsatay xuduudda ay la wadaagto Itoobiya.

NAIROBI — Ssawirada dayax-gacmeedka ayaa muujinaya in isu-urursi ciidan uu bishan ka socday magaalooyinka labada dhinac ee xuduudka woqooyi ee Itoobiya ay la wadaago Eritrea, sida ay sheegtay shirkad madax-bannaan oo Mareykan ah Arbacadii. Wakaaladda wararka ee Reuters oo qortay warbixintan ayaa sheegtay inaysan si madax-bannaan u xaqiijin karin sawirada muujinaya dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo la sheegay […]

1 min read

Maraykanka oo qaadanaya Qaxooti gaaraya 125,000, isagoo faahfaahiyey meelaha uu ka qaadanayo qaxootigaas.

SAN DIEGO, CALIFORNIA – Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey tirada qaxootiga ee Maraykanku uu qaadanayo sannad miisaaniyadeedka 2023, tiradaas oo gaadhaysa illaa 125,000 oo qaxooti ah, inkasta oo uu cadaadis xooggan uga yimi kooxaha u dhaqdhaqaaqa arrimaha qaxootiga, iyaga oo madaxweynaha ku cadaadinayey inuu kor u qaado tirada […]

2 mins read

Shirkadda Apple oo sameynta taleefoonnada IPhone u wareejineysa Hindiya.

Shirkadda Apple ayaa sheegtay soo saarista taleefannada iPhone 14 iney ka soo wareejineyso Shiinaha una wareejineyso Hindiya. Shiekadda Apple ayaa taleefannada ugu badan ee ay soo saarto ee iPhone lagu sameeyaa dalka Shiinaha. Waxayna shirkaddu hadda qorsheyneysaa meel ka baxsan Shinaha in lagu sameeyo taleefannada ay soo saarto. Go’aanka shirkadda ayaa ka dhashay marki uu […]

1 min read

Boqor Sacuudiga oo wiilkiisa u magacaabay ra’isul wasaaraha Sacuudiga.

RIYADH — Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa wiilkiisa, ahna dhaxal-sugaha Maxamed Bin Salmaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha boqortooyada, halka wiilkiisa labaad Amiir Khalid uu u magacaabay wasiirka gaashaandhigga, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday boqortooyada Talaadadii. Isku shaandheyntan ayaa wiil kale oo lagu magacaabo, Amiir Abdulaziz bin Salman, laga dhigay wasiirka tamarta, sida Boqorka da’da […]

1 min read

Aadan Barre Ducaale oo loo magacaabay wasiirka Gaashaandhigga Kenya.

NAIROBI — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi. Xidhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa loo magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya, halka Alfred Mutua uu ka noqonayo wasiirka arrimaha dibedda, sida ay sheegtay warbaahinta Kenya. Xubnaha kale ee golaha wasiirrada waxaa ku jira Moses Kuria […]

1 min read

Nin hubaysan oo 15 qof ku dilay dugsi waxbarasho ku yaalla dalka Ruushka.

MOSCOW – Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay dugsi ku yaalla Jamhuuriyadda Udmurtia ee dalka Ruushka, isaga oo dilay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan 11 caruur ah, waana toogashadii afraad ee lala beegsado dugsiyada waxbarashada, ee ka dhacda gobolkaas, 15-kii bilood ee ugu dambeeyey. Guddida dembibaadhista ee Ruushka ayaa Isniintii sheegtay, in […]

1 min read

Ruushka oo dhalasho siiyey Edward Snowden oo faafiyey sirta Maraykanka.

MOSCOW – Sida lagu sheegay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxtooyada ee Ruushka, Madaxweyne Vladimir Putin ayaa dhalashada dalkaas siiyey Edward Snowden oo u shaqayn jiray hay’adaha amniga ee dalka Maraykanka. Snowden ayaa ka mid noqday 75 qof oo ajaanib ah oo la siiyey jinsiyadda dalka Ruushka, sida lagu sheegay warka ka soo baxay dawladda […]