1 min read
Caruur ku Dhibaataysan Magaalada Laascaanood oo Gargaar Caafimaad u Baahan
Waxay ka soo barakaceen,Magaalada Laascaanood, laba ka mid ah Caruurta waxa haleelay xanuunkan oo maqaarka kaga dhacay, kaas oo Diirka ka siibay, Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed wixii tabarucaada ee aad awoodo ka qayb qaadoGolis Sahal *883*0637902396*lacagta#Telesom zaad *880*0637902396*lacagta#Hormuud *883*0637902396*lacagta
Post Views: 349
Related Posts
1 min read
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee shir madaxeedka Jaamacadda Carabta
1 min read
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo ka hadlay xaaladaha amni iyo bulsho ee deegaannada SSC.
1 min read