15 Sep, 2025
1 min read

Tacsi: Inaalilaahi Mom Luul Jeylaani allaha u naxariisto

Tacsi Degdeg: xalay waxaa magaalada Maniapolis ee dalka Mareyjanka ku geeriyootay Fanaanadeynii weyneed Luul Jeylaani Cali (Luula). Anigoo ah Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur i ku hadlaayo magaca fanaaniinta soomaaliyeed oo dhan halkaan waxaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu diraayaa ummadda soomaaliyeed iyo fanaaniinta soomaaliyeed iyo eheladii, qaraavadii iyo caruurtii ay ka tagday marxuunad Luul Jeylaani Cali […]

1 min read

Deg Deg: Al-Shabaab oo qiratay dilka Hogaamiye sare oo iyaga ka tirsanaa .(Magaca sarkaalkaas iyo halka lagu dilay.)

Kooxda AS ayaa qirtay dilka Sarkaal sare oo lagu dilay duqeyn ka dhacday deegaanka Kunyo-Barrow ee Gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Mire Jaamac ayaa ahaa Wakiilka Kooxda ee Gobolada oo ay hoos-yimaadaan waxa ay ugu yeeraan “Wilaayaadka Islaamiga” Waxaa uu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha sare ee Kooxda, sidoo kale mar soo noqday Hoggaamiyaha Kooxdii Jabhadda Caanoole […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 438=Ha ku daahin Doobnimada=.

1. Ha shukaansan Gabar Mobile – keedu Shaashadda ka jaban yahay, Mobile-kaasi waxa uu noqon doonaa Mashruuca ugu horeeyo ee aad Maal galiso. ( F.S:1aad). ( Mashruucii ugu horeeyay, ee aad Gabar u maal galiso muxuu ahaa?) 2. Gabar ayaa si sir ah u baaree Telephone ka saaxiibkeed, wax xiriir Haween ah ayey ka weeynee. […]