1 min read
Tacsi: Inaalilaahi Mom Luul Jeylaani allaha u naxariisto
Tacsi Degdeg: xalay waxaa magaalada Maniapolis ee dalka Mareyjanka ku geeriyootay Fanaanadeynii weyneed Luul Jeylaani Cali (Luula).
Anigoo ah Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur i ku hadlaayo magaca fanaaniinta soomaaliyeed oo dhan halkaan waxaan tacsiyo tiiraanyo leh ugu diraayaa ummadda soomaaliyeed iyo fanaaniinta soomaaliyeed iyo eheladii, qaraavadii iyo caruurtii ay ka tagday marxuunad Luul Jeylaani Cali Luula oo xalay ku geeriyootay Mareyjanka waxaan ilaahey uga baryeynaa in janadii fardowso kitaabkeeda gacanta midigta ugu saaro qabrigeedane waasic ugu dhigo wabi laahi towfiiq Aamiin.