1 min read
Dowladda Soomaaliya oo Itoobiya ku eedeesay inay Kismaayo ka dajisay Diyaarado Hub sida.
War Deg Deg ah: Dowladda Soomaaliya ayaa war cusub oo ay soo saartay ku eedeysay Itoobiya in ay labo diyaaradood oo hub ah u soo dirtay magaalada Kismaayo, iyadoo ay jiraan khilaafaad siyaasadeed oo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo madaxda Jubaland oo ku aadan gacan ka hadal dhawaan ka dhashay doorashadii ka dhacday Kismaayo. Ma jiro wax jawaab ah oo ka soo baxay Itoobiya.
Warsaxaafadeedka Dowladda Dederaalka Soomaaliya soo saartay oo sidiisa u qoran hoos ka aqriso: