18 May, 2024
1 min read

Ciidamada Soomaaliya oo soo bad baadiyay muwaadin Oromo ah oo u afduubnaa Al-Shabaab.

Ciidamada nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka iyo ciidamada booliiska Soomaaliyeed oo iska kaashanaya howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaano hoosyimadaa degmada Baladxaawo Sida Najax, Haroo ilaa Abdi ducaale ayaa waxaa Al-Shabaab looga Soo furtay Muwaadin u dhashay qowmiyada Oromada oo ay halkaasi ku haysteen. Muwaadinkan oo Jeebeysnaa ayaa Jirdil xoogana uu ka muuqday, iyada […]

1 min read

DFS oo digniin u dirtay Maraakiibta & Doomaha sida sharci dararda ah uga kalluumeysta Biyaha Somalia.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diginin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta biyaha Soomaaliya. Digniintaan ayaa ku qotonta u hoggaansanaanta sharciga Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga Soomaaliyeed, gaar ahaan qodobka 31aad ee qeexaya hababka Kalluumeysi ee la ogol yahay. “ Iyada la xiganayo qodobkan ayaa Wasaaraddu si adag […]

1 min read

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomalida Nederland oo soo gaba gabeeyay kulan Afur ah oo jaalyadu Bisha Ramadaan sabti walba dhigi jirtay.

Kulankii afurka ahaa oo sabti wiliaba inta lugu gudajira Bisha Ramadan ayaa Waxaa lugu sogabagabeyay xarunta jaliyada ay kuleydahay magalada zwoolla ee Dalka Nederland Hadaba kulankaasi ayaa Waxaa ka soo qeybgalay dhamaan qeybaha bulshada ah oo ay jaliyada ka kooban tahay ayagoo isku duuban. Ugu horeyn Waxaa halkasi kahadlay Gudoomiyaha Jaliyada Cabdulqadir Cali Nuune waxaana […]