21 Sep, 2025
1 min read

Wasiirka arrimahada Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Koonfur Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi.

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay magaaladda New York ee dalka Mareykanka dhiggiisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi eek a dhaxeeda labada dowladood. Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo saaray […]

1 min read

Soomaaliya oo si rasmi ah xubin uga noqotay kooxda ciribtirka cudurka cagaarshowga ee QM.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyey shir duceedka looga hadlayey dabar-goynta cudurka cagaarshowga iyo gaarista hiigsiga dhammaadka cudurkan oo la madliyey gebagebadiisa 2030-ka kaas oo lagu qabtay magaalada New york ee uu ka socdo shirka Golaha loo dhany ahay ee Qaramada Midoobey. Dr. […]

1 min read

Ku Dowladda: Dowladu waa in ay iska shqshaqdaa Shaqaalahan Mushakalka ah ee Xafiisyada Xureeystay.

Ku: Dowladda Xaarinka Dowladda waxaa ku jiro, Guruf, Aduufo, Jaa’w, Xashir, Sikilo, Qaloon, Buunsho, wax Wanaagsan iyo Wax Xunba Hadeeyna Dowladdu iska Haadin oo aynan iska shaqshaqin kama bixi doonto Fashil aan ka fogeeyn. Howlgalo Ciidan, Mid Maamul iyo mid Siyaasadeed ayaa lagu fashilay, la ismana weeydiin, yaa ka dambeeyay, sideey u dhacday, maxaase xal […]

6 mins read

Madaxweyne adigoo Madaxaagu fooraro ka tegi meysid Dhuusamareeb (WARBIXIN).

Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay bilowgii dagaalka dalkeenna looga xoreyneyno Khawaarijta,  diyaar garowga  sidii la rabay in uusan  aheyn, islamarkaana dalka ku jiray xaalad abaareed oo ba’an, balse maanta ilaahay mahadiis Soomaaliya waxa ay heysataa Ciidan ka tayo iyo tiro badan markii dagaalka Khwaarijta la bilaabayay, diyaarna u ah inay naftooda u […]

1 min read

Ku dhowaad 30 Al-Shabaab ah oo howlgal lagu dilay deegaano ka mid ah Galmudug.

Wararka ka imaanaya Galmudug ayaa sheegaya in weli ciidamada dowladda ay howlgallo culus ka wadaan gobollada dhexe ee dalka. Howlgalladan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku yaalla gobollada Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda oo kaashanaya iyo kuwa deegaanka ay gudaha u galeen […]

1 min read

Maxaad ka ogtahay Qur’aanka gacanta lagu qoray xilligii Rasuulka (SCW) ee yalla dalka aan Muslimka ahayn?.

Madxaf ku yaal magaalada Birmingham ee dalka Ingiriiska waxaa yaalla saan ka kooban illaa laba bog oo ay ku qoran yihiin aayado Qur’aan ah kuwaas oo sida baaritaanka lagu ogaaday la qoray intii uu noolaa Nebi Muxammed (SCW). Natiijadii ka soo baxday tijaabada shucaaca ee lagu sameeyay qoraal gacmeedkan wuxuu muujinayaa in la qoray qoraal […]

1 min read

IMF oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee Deyn-Cafinta

Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay dhammaan shuruudihii Barnaamijka Deyn-Cafinta. IMF ayaa shaacisay in Dowladda Soomaaliya ay si guul ah uga soo baxday shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad oo muddo labo toddobaad ah ay ku […]

1 min read

RW Xamse oo la kulmay Madaxweyne Biden iyo Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay kula kulmay madax sarsare oo ay ka mid yihiin, Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, Wasiirka arrimaha debedda ee Imaaraadka Carabta iyo madax kale. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlay madaxweyne Joe Biden sidii dowladda […]