September 24, 2023
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Muqdisho keentay Dhaawacyada dadkii khawaarijtu ku qarxisay Baladweyne.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay dhaawacyada dadkii ay khawaarijtu ku qarxisay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dhaawacayadaan waxaa garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho uga hortagay xildhibaanno katirsan dowladda iyo madaxday Hay’adda SoDMA Gawaarida Gurmadka Deg-degga ah oo hay’adda SoDMA hore ugu diyaarisay Gudaha garoonka ayaa durbadiiba dadkaan u gudbiyey […]
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddoomiyay Shir looga hadlayay dardargalinta Howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta.
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeen Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Shir gudomiyay Shir lagu dardargalinaya Howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ku sugan qaybo ka mid ah Galmudug. Shirkaan oo ay kasoo qaybgaleen Wasiir kuxigeenka Amniga dowlad goboleedka Galmudug ,Saraakisha Ciidamada kala duwan ee Qaranka iyo kuwa Galmudug ayaa lagu soo dhaweyay hormarada baxaada leh […]
Midowga Afrika oo ka xumaaday warqad ay DF Somalia u dirtay Golaha Ammaanka.
Midowga Afrika ayaa sheegay inay ka ”xumaadeen” warqad ay Somalia u dirtay Golaha Ammaanka ee QM oo ku saabsan bixitaanka Ciidamada Nabad Ilaalinta KMG ah ee ATMIS. DF Somalia ayaa la sheegayaa inay Jimcihii si rasmi ah Golaha Ammaanka uga codsaday in bixitaanka ATMIS dib loo dhigo muddo 90-cisho ah, kaasoo ilaa iminka ay ku […]
Manchester United oo guul heshay, kaddib sedex guuldarro oo xiriir ah oo ay horey ula wareersaneed.
Kooxda Manchester United ayaa guul ay u baahnayd xalay ka gaartay ciyaartii ay la lahayd kooxda Burnley ee uu wato kabtankii hore ee kooxda Manchester City Vincent Kompany. Bruno Fernandes ayaa daqiiqadii 45-aad u dhaliyay gool kooxda Manchester, iyadoo waqtigaa wixii ka dambeeyay labada kooxoodba ay iska khasaariyeen fursado ay goollal ku dhalin kareen. Guusha […]
Qaar kamid ah dhaawacyada qaraxii Beledweyne oo la keenay isbitaallada Muqdisho.
Sagaal qof oo kamid ah dadka ay dhaawacyada halista ah ka soo gaareen qaraxii shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa la dhigay isbitaallada Muqdisho. Sagaalka qof ee la geeyay Muqdisho ayaa waxa diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah looga qaaday magaalada Beledweyne xalay. Qaraxa ka dhacay shalay Beledweyne oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka qaada […]