1 min read

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay wakiil u qaabilsanaan doona Kenya.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magacabay wakiil maamulkiisa u fadhin doona dalka Kenya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxwaynaha Jubaland ayaa lagu sheegay in Sadiiq Cabdulahi Bogale loo magacabay wakiilka Kenya u fadhin doona dalka Kenya.

Axmed Maxamed IslaamMadaxwaynaha Jubaland