27 Jul, 2024
1 min read

Urur ammaanka daraasadeeya oo sheegay in Shabaab ay halis ku yihiin ammaanka dal deris la ah Somalia.

Al-Shabaab ayaa si sii kordhaysa hanjabaado ugu jeedinaya Itoobiya xilli ay sii kordhayaan dagaallada u dhaxeeya dagaalyahanadooda iyo ciidamada Itoobiya iyo kuwa kale ee shisheeye ee ku sugan Soomaaliya (sida uu qoray The Reporter). Xilli lagu wado in ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ay si buuxda uga baxaan Soomaaliya dhamaadka sanadka 2024-ka, ayaa […]

1 min read

Ururka dhakhaatiirta Soomaaliyed oo war kasoo saaray dilkii Dr. Zakariye Cabdi Jaamac.

Ururka dhakhaatiirta Soomaaliyeed ayaa war qoraal ah kasoo saaray dilkii Allaha u naxariistee magaalada Galkacyo loogu geystay Dr Zakariye Cabdi Jaamac. Ururka ayaa ku baaqay in caddaalad loo helo dilka dhakhtarka oo sida la sheegay loo dilay aano qabiil. Qoraalka ururka kasoo baxay ayaa u qornaa sidatan, “Ururka Dhakhaatiirta Soomaliyeed wuxuu halkaan tacsi uga dirayaa […]

1 min read

Guddoomiyaha Aqalka sare oo bogaadiyay jabkii khawaarijta loogu geystay Aw-dheegle.

Muqdisho :- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa bogaadiyay saraakiisha, saraakiil xigeennada iyo dhammaan askartii ka qeyb qaadatay jabkii xooggaanaa ee markii labaad maleeshiyada khawaarijta Al-Shabaab loogu geystay saldhigga ciidamada Degmada Aw-dheegle ee Gobolka shabeellaha hoose. Guddoomiyaha ayaa caafimaad iyo bogsasho u rajeeyay halyeeyada ciidanka xoogga ee naftooda […]