27 Jul, 2024
1 min read

Maraykanka oo cunaqabatayn saaray sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada RSF-ta ee Suudaan.

Mareykanka ayaa bartilmaameed ka dhigtay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada militariga Suudaan iyagoo saaray cunaqabateyntii ugu sareysay tan iyo markii ay colaadda hadda ka bilaabatay Suudaan. Washington ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay Abdelrahim Dagalo, oo ah ku xigeenka hogaamiyaha ciidamada degdega ah ee RSF, sababo la xiriidha xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda bini’aadannimada intii […]

1 min read

Amarro is khilaafsan oo ka soo kala baxay xafiisaka madaxweynaha Galmudug iyo ku-xigeenkiisa.

Warqad ka soo baxday madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa shaqada looga joojiyay wasiirka arimaha gudaha Galmudug ka dib markii lagu edeeyay in uu xagal daaciyay dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab. Dhanka kale, sida lagu daabacay bogga rasmiga ah ee aqalka madaxtooyada Galmudug ku leeyihiin Faceboo-ga,madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa buriyay oo waxba kama jiraan […]