July 30, 2023
Kenya oo ku amartay mas’uuliyiinta dowladda in aysan safar dibadda ah iska aadi karin marka ay doonaan.
Madaxweyne Ruto ayaa soo saaray hab-raacyo cusub oo loogu talagalay masโuuliyiinta dowladda.. War qoraal ah oo uu kasoo saaray madaxa shaqaalaha Felix Koskei, safarka dibadda ee dhammaan saraakiisha dowladda waxaa lagu xaddiday safarrada badan iyadoo laga dhigay ugu badnaan 45 maalmood sanadkii. Waxaa intaas dheer in aan masโuuliyiinta safarka u baxaya aysan dalka ka maqnaanin […]
Shirka isku-duwidda howlaha Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho.
Muqdisho:-Kulanka seddax biloodlaha ah ee isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Soommaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada muqdisho,waxana looga hadli doonaa horumarinta Caafimaadka dalkee. Shirka waxaa furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo Dr Guuleed Cabdijaliil Sh. Cali waxaana ka soo qeybgaley Agaasime waaxeedyada Wsaaradda […]
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Degmada Beledxaawo ee gobolka Gado.
Muqdisho :-Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyey Kulan looga hadlayey amniga deegaanada xuduudka ku yaala ee gobolka Gedo ka oo dhacay degmada Beledxaawo. Kulanka uu shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka jubbaland Maxamuud Saydi Aadan ayaa looga hadlay wada shaqeynta iyo iskaashigaย ciidamada,sugida amniga degaanada katirsan gobolka Gado iyo […]
Saraakiil ku eedaysan Musuq-maasuq oo markii labaad la horgeeyay maxkamadda G/Banaadir.
Muqdisho:-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii labaad dhageysaneyso dacwada loo heysto sarakiil katirsan hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq maasuq. Afartaan eedeysane oo maxkamadda Malintii labaad ay dhageysaneyso dacwadooda ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu […]
Dowladda iyo mucaaridka Kenya oo xal wada gaaray.
Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu xalliya khilaafaadkooda, kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata. War saxaafadeed ka soo baxay labada isbahaysi ee siyaasadda ayaa lagu sheegay in guddiga isku dhafka ah uu ka koobnaan doono toban qof oo dhinac walba ay shan qof ka imaanayaan. Waxay […]