1 min read
Xeer ilaalinta oo maxkamadda gobolka Banaadir u gudbisay eedeysanayaal loo haysto tahriibin sharci darro ah.
Muqdisho :- Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyey eedeysanayaal loo haysto tahriibin sharci darro ah iyo sameyn dal ku gal been abuur ah.
War-saxaafadeed xafiisku ka soo saaray kiiskan ayaa lagu sheegay in maxkamadda loo gudbiyey caddaymo horudhac ah oo muujinaya dambiyada loo haysto eedeysanayaasha.