18 May, 2024
1 min read

Kooxda Al-Nassr oo heshiis la gaartay tababare Luís Castro.

Cristiano Ronaldo ayaa helay macallin cusub Khamiistii markii Al-Nassr ay ku dhawaaqday inay shaqaaleysiisay saaxiibkiis tababaha reer Portugal Luís Castro. Kooxda Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay magacaabistan, xilli ay ku jirtay tababarka xilliga ciyaaraha saaxiibtinimo oo ay ku qaadaneyso Portugal. Lama sheegin sannadaha qandaraaska tababarahan. Castro waa tababarihii ugu dambeeyay ee toddobaadkan shaqo ka hela Boqortooyada […]

1 min read

Bayer Leverkusen oo heshiis shan sano ah la saxiixatay khadka dhexe ee Arsenal Granit Xhaka.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa heshiis shan sano ah lasoo saxiixatay ciyaaryahanka khadka dhexe ee xulka Switzerland iyo kooxda Arsenal Granit Xhaka, sida ay sheegtay kooxda ka dhigsan horyaalka Bundesliga. Lagama bixin faah-faahin dheeraad ah ee dhinaca dhaqaalaha ku baxay beeca ciyaaryahankan, laakiin warbaahinta Ingiriiska ayaa qortay in kooxda Jarmalku ay 25 milyan oo Yuuros ($27.19 […]