27 Jul, 2024
1 min read

Madaxweynaha Arsenal taageera oo walaaca ka muujiyay in kooxda qarankiisa ay sixir adeegsadaan.

Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa ku baaqay in tallaabo degdeg ah laga qaado arrimaha saameynaya kubadda cagta Rwanda oo ay ka mid yihiin in sixir uu ku lug leeyahay. Mar uu ka hadlayay barnaamijka ‘Wedii Madaxweynaha’ ee telefishin dalkaas laga leeyahay ayaa wuxuu Kagame sheegay in dadka qaar, gaar ahaan tababarayaasha ay ku dhaqmaan waxyaabo […]