1 min read

Xafiiska xeer ilaalinta oo xabsiga u taxaabay agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ku eedeysan Musuq-maasuq.

war saxaafadeed dhowaan kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa lagu sheegay in lasoo xiray agaasimaha oo lagu eedeeyay wax isdaba marin iyo dayicid xoolo umadeed.

halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha qaranka.