10 Dec, 2024
1 min read

Somaliland oo sheegtay inay ciidamadeeda kala baxday Laascaanood.

Somaliland ayaa soo dhoweysay baaqa kasoo baxay golaha ammaanka ee qaramada midoobay, kaas oo looga hadlay dagaalka magaalada Laascaanood. Golaha ayaa sidoo kale ka dalbaday Somaliland inay ciidamadeeda kala baxdo magaaladaas. Laakiin Somaliland ayaa ka hortimid qeyb ka mid ah qaraarka golaha ammaanka, iyada oo sheegtay in si khaldan wax loogu sheegay golaha. Waxay sheegtay […]

1 min read

Xafiiska xeer ilaalinta oo xabsiga u taxaabay agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Soomaaliya ayaa sheegay in lasoo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo ku eedeysan Musuq-maasuq. war saxaafadeed dhowaan kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa lagu sheegay in lasoo xiray agaasimaha oo lagu eedeeyay wax isdaba marin iyo dayicid xoolo umadeed. halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka kasoo […]

2 mins read

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey jiheynta hannaanka doorashooyinka.

Muqdisho — Golaha Wasiirada Soomaaliya, oo maanta Muqdisho ku yeeshay kulan uu guddoomiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, ayaa ansixiyay Jiheynta Hannaanka Doorashooyinka dalka. Tallaabada golaha wasiirada ayaa daba socota shirkii ay bisii May Muqdisho ku yeesheen Madaxa Golaha Wadatashiga Qaran oo sheegay inay ku heshiiyeen inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo […]

2 mins read

Garaadada magaalada Laascanood oo soo dhaweeyay war ka soo baxay Qaramada Midoobay

War saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida Isutagga Imaaraadka Carabta waxaa qoraalka lagu sheegay in goluhu uu soo dhaweynayo dedaallada ay wadaan dowladaha Soomaaliya, Itoobiya, iyo sidoo kale odayaasha dhaqanka ee lagu raadinayo xabbad joojin laga gaaro colaadda Laasacaanood. Golaha […]

1 min read

Willka Madaxweyne Museveni oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Muqdisho kula kulmay Janaraal Muhoozi Kainerugaba oo ah La Taliyaha Sare ee howlgalada gaarka ah ee Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni. Kulankan ayaa kusoo aadaya iyadoo maalmo kahor dowlada Uganda ay sheegtay in 54 kamid ah ciidamadeeda ay Al-shabaab ku dileen Soomaaliya. Al-shabaab ayaa 26-kii May weerar kuqaaday saldhigga ay ciidamada Uganda […]

1 min read

Faisal Cali Waraabe oo si kulul ugu jawaabay warsaxafadeed ka soo baxay Qaramada Midoobay.

Madaxa xisbiga Ucid Faisal Cali Waraabe oo kafal celiyay war saxafadeed ka soo baxay Gollaha amaanka ee qaramada midoobay oo ay kusoo dhaweeyeen dadaalada lagu soo afjarayo dhibaatada ka ataagan Laascanood ayaa sida tan Bartiisa Twitterr-ka ku soo qoray, ”UNSC ma laha awood sharci iyo mid damiir ah oo ay kaga hadasho arrimaha Somaliland mar […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Dhaqanka Beelaha SSC ee ku sugan Muqdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula wadaagaan Madaxda heer Federaal. Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay […]

1 min read

Shuruud hor leh oo lagu xiray ku biiritaanka Kosovo ee Midawga Yurub iyo NATO.

BELGRADE- Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u jooga Galbeedka Balkans ayaa sheegay Arbacadii, in looga baahan yahay Kosovo inay madaxbanaani dheeraada siiso deegaanada ay ku badan yihiin Seerbiyiinta ee ku yaalla dhinaca woqooyi ee dalkaas, haddii ay rabaan inay u sii dhowaadaan ku biiritaanka isbahaysiga NATO iyo Midawga Yurub. Rabshado ayaa ka dillaacay deegaanada ay […]

1 min read

Golaha Ammaanka QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

New York : — Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa walaac ka muujiyay rabshadaha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Soo lee Waqooyiga Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed maanta kasoo baxay golaha. Bayaanka Golaha Ammaanka ayaa ugu horeyn dib u xaqiijiyay xurmada ay u hayaan madax banaanida dhuleed, jiritaanka qaranimo, iyo madaxbanaanida siyaasadeed ee Soomaaliya. […]