19 Sep, 2025
1 min read

Mustafe Cagjar oo ku amaanay dawladda Itoobiya inay garab u tahay muslimiin, xilli la duminayo masaajidada Itoobiya.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Cagajar ayaa sida tan bartiisa Faceboogga kusoo qoray sida tan”Taariikhda Itoobiya dawlad Muslimiinta dalku ay ka heleen xorriyadda diimeed, xuquuqaha siyaasadeed, muujinta(shacaacirta) diintooda inta ay ka heleen Dawladda uu Hoggaamiyo RW Abiy Ahmed iyo Xisbiga Barwaaqo ma jirto. Way haboon tahay in laga gilgisho wixii dhibaatooyin ah […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay tirada Askarta lagu dilay weerarkii Masagawaay.

Kadib markii todobaadkii hore Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar qaraxyo ku billaawday ku qaadeen Saldhig ciidamada dowladda ku leeyihiin degaanka Masagawaay oo hoostaga degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud ayaa dowladda Soomaaliya markii ugu horreysay ay shaacisay tirada Askarta lagu dilay weerarkaas. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa sheegay in Ciidamada […]

1 min read

Ciidanka Nabadsugida K/Galbeed oo soo bandhigay 10 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.

Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kusoo bandhigey 10 xubnood oo  ka mid ahaa Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha Ciidanka Hay’adda NISA ayaa sheegay in 10-ka Xubnood ay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen  Jabhadaha  weerarada geysta, iyaga oo kasoo howlgalay Gobolada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Hoose Shabeelada dhexe ,Mudug […]

1 min read

Ciidamada Amniga oo Muqdisho ku qabtay waxyaabaha Maanka dooriya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Amniga kusoo bandhigeen Maandooriye iyo dadkii ka ganacsanayey, kadib howlgal laga fuliyay Degmada Kaaraan. Goobta lagu soo bandhigay Maandooriyahan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), Taliyaha qeybta guud […]

1 min read

Ruushka oo sheegay inay dileen 250 askari oo Ukraine ah.

Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay fashilisay weerar culus oo ciidamada Ukraine ay kusoo qaadeen, ayna ku dileen 250 askari oo Ukraine ah. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Kyiv, sidookale sheegashada Ruushka si madax bannaan looma xaqiijin. Wasaaradda difaaca Ruushka waxa ay sheegtay in Ukraine ay axaddii weerar kuso […]

1 min read

Sacuudiga oo dhimaya xadiga shidaalka uu maalintii soo saaro.

Wadamada saliida soo saara ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha caalamka. Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay dhimi doonto hal milyan oo fuusto maalintii (bpd) bisha Luulyo waxayna Opec+ sheegtay in bartilmaameedyadu hoos u dhici doonaan 1.4 milyan bpd dheeraad ah laga bilaabo 2024. Opec+ ayaa […]