1 min read

Xildhibaan Soomaali ah oo loo doortay baarlamanka Alberta, Canada.

Xisbiga United Conservative Party (UCP) ee Canada ayaa mar kale kuraas aqlabiyad ah ku guuleystay doorashada gobolka Alberta oo dhacday Isniintii shalay.

Dhanka Soomaalida, waxey markii ugu horreysay yeesheen xildhibaan heer gobol oo ku matala baarlamanka gobolka Alberta, kaasoo guul kasoo hooyey magaalada Edmonton ee caasimadda gobolkaasi Alberta.