20 Sep, 2025
1 min read

Trump oo ku wajahan New York si uu maxkamadda u hortago.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa “isku diyaarinaya dagaal dhinaca sharciga ah” xilli la filayo in maalinta Talaadada ah uu dhageysiga kiiskiisa ka bilowdo maxkamadda, sida uu sheegay qareenkiisa. Mr Trump oo hadda ku sugan gurigiisa ku yaalla Mar-a-Lago ayaa la filayaa in uu maanta oo Isniin ah u duulo magaalada New York, halkaas […]

1 min read

Ugu yaraan 19 qof oo ku dhintay musiibo ka dhacday DR Congo.

Saraakiisha maxalliga ah ee ku sugan bariga Jamhuuriyadda Congo ayaa sheegay in dhul go’ay ay ku dhinteen 19 qof, subaxnimadii Axadda. Mas’uul ka tirsan maamulka tuulada Bulwa ee Waqooyiga gobolka Kivu ayaa sheegay in tirada dhimashada ay sii kordhi karto. Waxa uu sheegay in xubno ka tirsanaa koox dumar iyo carruur ah oo dhar dhaqayay […]

1 min read

Raila Odinga oo ku dhawaaqay in la hakiyay dibad baxyo ballaaran oo la filayay inay beri dhacaan.

Hoggaamiyaha mucaaradka ee dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa goor dhawayd shir jaraa’id oo uu magaalada caasimadda ee Nairobi uu ku qabtay ku sheegay in uu hakiyay dabad baxyo ballaaran oo la filayay inay beri ka dhacaan dalka Kenya. Hadalkan Raila ayaa imaanaya iyada oo ay goor sii horreysay uu madaxweyne Ruto ugu baaqay inuu joojiyo […]

1 min read

Kulan dhexmaray Ra’iisul wasasre Xamza iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista hirgelinta Dastuurka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka KMG ah, ayaa tilmaamay muhiimadda uu dalka u leeyahay dhameystirka dastuurka. Dastuurka KMG ah ee dalka oo muddo dheer qabyo ah, ayaa Xukuumadda DanQaran mudnaan gaar ah u leh dhameystirkiisu, si uu dalku u yeesho […]

1 min read

Duufaan dad ku dishay dalka Maraykanka.

Ugu yaraan 26 qof ayaa ku dhintay duufaan xooggan oo saameysay magaalooyin ku yaalla koofurta iyo galbeedka dalka Mareykanka. Guryo ayaa ku burburay kumannaan kalena koronto la’aan ayay noqotay kaddib markii duufaanta ay burbur ka sababtay dhowr magaalo. Sida laga soo xigtay Washington Post, in ka badan 60 warar oo duufaanta ku saabsan ayaa la […]

3 mins read

Adiguna Todobadaan iska jir.

1. Muhimaddu ma ahan Kubbaddaan Calaamadda ku sawiran, ee waa in aad ku dhiirato in aad Laad ku kici karto Halka uu ku Qoran yahay Towxiidku. Adiga oo sidaa u og. Ma darbeey leheyd? . Aniga Maya, waan Cabsaa. (F.S:1aad) 2. Waxaan Af-Furineynaa Muslimiinta Dan yarta ah, waxaan sineynaa Buskutkaan. Ajar Alla ha kaa siiyo […]

1 min read

Al-Shabaab oo dab qabadsiiyay guryo ku yaal Koofurta Mudug.

Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in saaka ay dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyihiin oo kuyaalla  Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug , waxaana ka dhashay burbur hantiyadeed. Mas’uuliyiinta  Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska oo gaaray deegaanka ay sheegeen in guud ahaan ay bur bureen Guryihii […]

1 min read

Booliska Degmada Waaberi oo gacanta ku soo dhigay laba eedeysane oo falal dhac ah ku guda jiray.

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib  gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir. Eedaysanayaasha ayaa mid kamid ah wuxuu ku hubaysnaa bastoolad Caag ah oo uu dadka ku dhacayay, halka kan kalana uu ahaa darawalka Mooto Bajaajka wax lagu dhacayay. Taliska Qeybta guud […]

1 min read

RW Xamza “Waxaan rajeyneynaa in aan aragno Soomaali ka xurowday Al-Shabaab….”

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii hore ee AMISOM loo beddelay ATMIS, ayaa uga mahadceliyey dadaalkooda naf-hurnimada ah ee ku aadden nabadeynta iyo xasillinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlayey horumarka laga gaaray dagaalka ka dhanka ah […]

3 mins read

WFP oo ka digtay in haddii aan la helin balaayiin doollar la arki doono, tahriib, xasillooni-darro iyo caruur qaajoonaysa.

Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ka digay in haddii aan la helin balaayiin doollar oo lagu quudiyo malaayiin qof oo baahan ay dunidu 12-ka ilaa 18-ka bilood ee soo socda arki doonto tahriib xad-dhaaf ah, xasillooni-darro ka dhacda dalalka, iyo caruur iyo waayeel gaajoonaya. David Beasley ayaa Mareykanka iyo Jarmalka ku ammaanay in […]