20 Sep, 2025
1 min read

William Ruto  “Ciidamada ATMIS waa inay soo afjaraan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab..”

Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa sheegay ay muhiim tahay in argagixisada Soomaaliya iyo tan Geeska Afrika la soo afjaro si dagaalka socda uusan u sii dheeraan. Ruto ayaa sidoo kale bogaadiyay dalalka ay ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya ee la dagaalamaya Al-Shabaab, kuwaas oo Ciidamadooda qeybta ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS. “Waxaan u […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo Mustafe Cagjar kala hadlay ilaalinta Amniga xaduudaha.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa halkaasi kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ( Cagjar). Kulanka kadib masuuliyiinta ayaa yeeshay wada hadalo miro dhal ah oo lagaga hadlay iskaashiga labada dhinac ee amniga xuduudaha, dhaqaalaha iyo wadaaga […]

1 min read

Xeebaha Tunisia oo laga helay meydadka 210 tahriibayaal ah.

Tunis – Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Tunisia ayaa sheegay in ay heleen ku dhawaad 210 qof oo tahriibayaal ah oo ku soo caaryey xeebaha dalkaas, xilli ay sii kordhayaan dadka tahriibayaasha ah ee marinkaas isticmaala. Baadhitaano hordhac ah oo lagu sameeyay meydadka la helay ayaa muujinaya in muhaajiriintani ay ka yimaadeen dalalka Saxaraha ka […]