27 Jul, 2024
1 min read

Shir-madaxeedkii dalalka ATMIS oo ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cuna-qabateynta hubka.

Kampala:-Madaxda waddamada ciidamada usoo diray Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu tixgeliyo in Soomaaliya laga qaado cunaqabataynta hubka si waddanku uu awood ugu helo qaadista mas’uuliyaddiisa amni. Kadib kulan ay ku yeesheen caasimadda Uganda ee Kampala ayaa war murtiyeed ay soo saareen ay ku muujiyey in ka bixitaankii ciidamada ATMIS aan […]

1 min read

Macallin Pep Guardiola “Ma weyn karno diiradda, hadda wax waliba gacanta ayey noogu jiraan”

Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa Manchester City ay caddeeyeen inay shaqayn karaan marka aysan jirin wax doorasho ah oo aan ka ahayn inay guuleystaan ​​​​ka dib markii ay garaaceen Arsenal si ay gacanta ugu dhigaan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League. Kooxda Guardiola ayaa 4-1 ku garaacday kooxda hogaanka haysa ee Arsenal kulan […]

1 min read

Xaalad caafimaad oo la soo daristay madaxweyne Erdogan.

Ankara — Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa baajiyey isu soo baxyo olole doorasho, oo uu qaban lahaa Arbacadii iyo Khamiista maanta ah, sababo caafimaad dartood, toddobaadyo kahor doorashada madaxweyne iyo tan baarlamaan ee 14-ka May. “Maanta, waxaan ku nasan doona guriga anigoo qaadanaya talada dhaqaatiirteyda,” ayuu Erdogan Arbacadii kusoo qoray barta twitter-ka. “Haddii Allah […]

1 min read

Waa yaabee Maxaan ku dooranay?

Waxaan maqlay 1. Tiktok shiinahaa soo saaray waana ka mamnuuc Dalkooda. 2. Daroogada Taabuu ee Badanaa dhalinyarada Somalidu isticmaasho, Hindiya ayaa soo saarto, waana ka mamnuuc Hindiya. 3. Filimada Sex-ka inta ugu badan yuhuudda ayaa soo saarto qaarkoodna waa ka mamnuuc Dalkooda. 4. Kenya waxa ay soo saartaa Laba Nuuc oo ah Sigaarka “Sportsman” ah, […]

2 mins read

Dawladda Soomaaliya oo guddi u magcawday samatabixinta Soomaalida ku sugan Sudan.

Dawladda Soomaaliya ayaa magcawda guddi ka kooban 11 xubnood oo isugu jira wasiiro, wasiiru dawlayaal, wasiir xigeeno iyo masuuliyiin kale kuwaas oo loo xilsaaray inay ka shaqeeyaan ‘soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go’doonsan colaadda ka taagan dalka Sudan’. Go’aankan ayaa yimi ka dib kulan degdeg ah oo ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya oo […]