25 Apr, 2024
1 min read

Diginin laga soo saaray fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba.

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya, ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo inuu heerkooda biyaha uu kordhay. Warsaxaaafadeed hay’addu ay soo saartay ayay ku sheegtay in roobab lixaad leh oo ka da’ay buuralayda dalka Itoobiya ay sababeen in biyuhu sare u kaceen. Hay’addu waxay sheegtay in saacad […]

1 min read

Madaxweynaha oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyey sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. “Sannad-guurada 63-aad ee aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Waa maalin ku asteysan sanadguuradii la xusay ayadoo halgaln lagu jiro oo aan lagu xusin dabaal dag iyo gaardis balse  lagu xusay dhiiga geesiyaasha iyo shuhadada ee u […]

1 min read

Boqollaal qof oo saarnaa doon kalluumeysi oo ku sugan xeebta koofureed ee Talyaaniga.

Afar boqol oo qof oo saarnaa doon kalluumeysi oo ku sugan xeebta koofureed ee Talyaaniga ayaan weli la soo badbaadin, in ka badan labo maalmood kaddib markii dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ay qeylo-dhaan direen. Doonta, oo la rumeysan yahay inay ka soo shiraacatay magaalada Tobruk ee Libya, ayaa waxaa shalay raacay ilaalada xeebaha Talyaaniga. […]

1 min read

Dagaal dhexmaray ciidamada dowladda dhexe iyo maleeshiyaadka Amxaarada.

Shacabka ku nool magaalada Dabre-birhaan ee deegaanka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay iney gudaha magaalada ku dagaallameen ciidamada dowladda dhexe iyo maleeshiyaadka Amxaarada oo magaaladaasi ku sugan. Ciidamada Federaalka waxaa dagaal kala hor yimid ciidamada isugu jira booliska gaarka ah ee deegaanka Amxaarada iyo maleeshiyada Faano. Shaqsiyaadka BBC u warramay oo arrima amni awgeed magacooda […]

1 min read

Mareykanka iyo Sacuudiga oo ka wadahadlay colaadda Yemen.

Washington — Aqalka Cad ayaa sheegay in la taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan uu la hadlay dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan Talaadadii, waxayna ka wadahadleen Iran iyo tallaabooyinka lagu soo afjarayo dagaalka Yemen. Baaqan ayaa yimid kadib markii dhawaan Beijing ay heshiis kusoo celisay xiriirka Sacuudiga iyo Iran oo ah quwadda gobolka ugu weyn […]