27 Apr, 2024
1 min read

Suufigii weynaa ee Imaam Juneyd: ORAAH RUN BADAN

Oraah run badan oo loo tiiriyo suufigii weynaa ee Imaam Juneyd, oo sidoo kale loo yaqaan ‘Juneydkii reer Baqdaad’ (830-910) ayaa waxay tiraahdaa: “Beenaaluhu afartan sano ayuu mowqifkiisa ku adkaystaa, runlowguna maalinkii afartan jeer buu runtiisa ka shakiyaa.” Shakigu waa waddada xaqa loo maro. Shaki la’aanta iyo xasillooniduna waa nimco kuwa dhintay oo keli ahi […]

1 min read

Madaxweyne Xasan oo saxeexay sharciyo saamayn xooggan leh.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasibad ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Soomaaliya wuxuu ku saxeexay illaa sideed sharci oo muhiima oo taabaya dhinaca ammaanka, arrimaha bulshada, khayraadka, dhaqaalaha, iwm. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada, sharciyada madaxweynuhu saxeexay oo ay hore u soo meel mariyeen labada gole baarlamaan ayaa kala ahaa: […]

1 min read

Wasiir ka socda Sudan oo hoggaaminaya 40 shirkadood oo shir kaga qaybgelaya Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan wefti ay hoggaaminayso wasiirka maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee dalka Sudan Marwo Axlaam Madani Mahdi, waxaana xalay qaabilay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre. Weftiga wasiirka maalgashiga ee Sudan ayay la socdaan illaa 40 shirkadood oo laga leeyahay dalka Sudan, kuwaas oo ka qaybgelaya madasha iskaashiga iyo maalgashiga […]

1 min read

Shirkadda Amazon ayaa dhimaysa 9,000 oo shaqo, iyadoo hore u dhintay 18,000 oo shaqo

Shirkadda Amazon ayaa qorshaynaysa inay toddobaadada soo socda ay shaqada ka erido in ka badan 9,000 oo shaqaale ah, sida laga soo xigtay maamulaha sare ee shirkaddaas Andy Jassy oo qoraal la wadaagay shaqaalaha maalinimadii Isniinta. Tallaabadan ayaa noqonaysa, shaqo dhimistii labaad ee ugu ballaadhnayd ee ay abid samayso shirkadda Amazon, iyada oo hore shaqada […]