March 18, 2023
Abiy Ahmed oo sheegay inuu xisbigiisa musuq maasuq la dagay.
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, ayaa sheegay in xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee Barwaaqo, uu xiligan wajahayo dhibaato dhinacyo badan leh, oo ay ugu horeyso tuuganimo, taasina ay caqabad ku tahay horumarkii la hiig sanayey. Warkani, ayaa waxaa lasoo saaray markii xisbigu soo gebagebeeyey shirkii guddida fulinta ee labada maalmood u socday maalintii Jimcihii, March 8, […]
Fanaanad Aamino Cabdullaahi oo ku geeriyootay magaalada Boorama.
Fannaanadii Aamino Cabdullaahi Xirsi, ayaa ku geeriyootay maanta magaalada Boorama. Aamina, ayaa waxey kamid ahayd haweenkii ku biiray fanka Soomaaliyeed horraantii Lix damaadkii, ee qarnigii tagay. Riwaayadihii ay jishay, ayaa waxaa kamid ahaa Dab jaceyl kari waa, Bidaair sibiq bay kugu gashaa, Galbeed waa la xoreeyey, iyo kuwo kale. Aamino Cabdullaahi, ayaa waxay caruur u […]
Ciidamo Kenyaan ah oo qarax gaarsiiyay khasaare lala beegsaday.
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada lamu ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday Gaari ay leeyihiin Ciidamada Kenya, waxaana ka dhashay khasaaro isigu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka la helay ayaa sheegaya in qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso uu ka dhacay inta u dhaxaysa deegaannada Kiyuunga iyo […]
Dagaal xooggan oo waaberigii saakay dib uga bilowday magaalada Laascaanood.
Dagaalka Laascaanood ayaa xalay abbaaro 4-ta subaxnimo dib uga billowday magaaladaasi. Xiriir aan la sameeynaya dad magaaladaasi ku nool waxay noo sheegeen saqdi dhexe ee xalay iney ku soo baraarugeen daryanka madaafiicda magaalada ku soo dhacaysa. Iyada oo ay noo sheegeen madaafiicdu iney ku dhaceen guriyo shacab iyo goobo ganacsi. Dagaalkaasi oo la sheegayo inuu […]
Warqadda amarka xarigga ee Putin oo lagu tilmaamay Tiishka suuliga.
Falcelinta ayaa isaga soo daba dhacaysa si degdeg ah. Hogaamiyihii hore ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa aad ugu fogaaday inuu is barbar dhigo warqadda lagu xirayo Vladimir Putin iyo “warqado musqul ama tiishka”. Ninkan oo madaxweyne ka soo noqday Ruushka, kadibna muddo dheer soo hayay xilka ra’iisul wasaaraha, ayaa si weyn u hadal hayay oo […]
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii Wadatashiga Qaran.
Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gebagebeeyey shirkii golaha wadatashiga qaranka oo uu shir guddoominayey madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyada oo madaxdii ka qaybgashay kulankaasi ay isku raaceen qodobo taabanaya federaalaynta maaliyadda dalka, dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka dalka, dhamaystirka dastuurka heeshiiska amniga qaranka iyo qodobo kale. Warmurtiyeedkan oo ay saxeexeen ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, […]