19 May, 2024
1 min read

Mucaaradka Puntland oo ka soo horjeestay wareegto uu soo saaray Saciid Deni.

Guddoomiyihii hore ee guddiga kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa sheegay in aanay suuragal ahayn waqtiga uu madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullahi Deni u asteeyay inay ku dhacdo doorashada golayaasha deegaanka ee qof iyo codka ah. Guuleed Saalax Barre, oo haatan kamid ah mucaaradka madaxweyne Deni ayaa intaasi ku daray in wax badan ay ka dhiman […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si degdeg ah looga saaray teendhada Afisyooni oo uu shir ka socday.

Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud laga saaray hoolka shirrarka ee teendhada Afisyooni oo uu ka furmayay Shirka Qaran ee Waxbarashada Soomaaliya. Sida ay ku soo warramayaan goobjoogayaal ku sugan gudaha hoolka shirka ayaa BBC-da u sheegay in uu dab ka kacay qayb kamid ah teendhada, taasoo keentay […]

3 mins read

Wax badan ka baro sababta ay Booliisku astaan uga dhigteen GOODIRKA (9 dhaqan oo u gaar ah).

Astaamaha iyo dabeecadaha Goodirka. Horta Goodirku waa jaad kamid ah ugaartii dalkeenna joogi jidhay beri, balse dabadeed sababo jiray walina haatan jira awgood dalalka dariska uga dalaabay imminkana wali jooga. Kama gaarno kaansho ku filanna si sahlan ugu heli mayno tin iyo cirib ka sheekayntiisa oo idil, hayeeshee waxaan isku dayayaa bal inaan waxuun ka […]