29 Apr, 2024
1 min read

UEFA oo malaayiin Doollar siinaysa taageerayaasha Liverpool

London –  UEFA ayaa waxa ay dib lacagtoodii ugusoo celinaysaa dhamaan taageerayaasha Liverpool ee ka soo qaybgalay final-kii Champions League ee Paris sanadkii hore wax lagu tilmaamay tillaabo aan horay loo arag oo ay u badan tahay in ay ku kacdo malaayiin Euro, taasoo ah qirasho dheeri ah oo ku saabsan ilaa heerka uu khaldamay agaasinka UEFA. Warbixinta Guddi madaxbannaan oo ay UEFA u […]

3 mins read

Ali Abdi Mohamed takes over as President of Somali Football Federation.

Ali Abdi Mohamed has been elected as President of the Somali Football Federation (SFF) by the General Assembly as he was voted unanimously. The election took place at the Elite Hotel in Mogadishu, Somalia, with representations of clubs, players, coaches, referees, women and futsal in attendance. Mohamed, the former vice-president, received all 34 votes, despite […]

1 min read

Xassan Sheekh iyo Farmaajo oo ku kulmay magaalada Dooxa.

Waxaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wakaaladda warrarka ee SONNA ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya uu la wadaagay madaxweynihii hore ee dalka, dedaallada dowladdu ay ku bixinayso dagaalka ay dowladdu kula jirto kooxda Al-Shabaab. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii […]

1 min read

Al-Shabaab oo sheegtay weerar ay saakay ku qaaday saldhig ciidamada dowladdu leeyihiin.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar ay saaka ku qaaday deegaanka Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose lagu dilay 89 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, halka tobanaan kalana ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay warbaahinta taageerta kooxdaas. Warka ka soo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in xero halkaa ay […]

1 min read

Isbaaro qaadis laga sameeyay deegaano G/ Shabeellaha Dhexe ah.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidamada Booliiska Hirshabelle korneel Xasan Dhicisow iyo Taliyaha Ururka 12aad qeybta 27aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed korneyl Cali Xuubeey ayaa sameeyey Howgallo looga sifeynayo jidgooyoyin ay dhigteen maleeshiyaad wadada isku xerta Muqdisho iyo Cadalle Howggalka lagu qaadayo isbaarada wadadaasi […]

1 min read

Maxaa keenay in Xisbiga Wadajir ay mar qura iska casilaan dadkii ugu badnaa?

Muqdisho– Illaa 19 xubnood oo uu ku jiro Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir Saciid Goosh ayaa iska casilay xubinnimada Xisbiga Wadajir oo ka mid ah asxaabta Siyaasadda Soomaaliya. Xubnaha is-casilay ayaa waxay isugu jiraan aas aasayaal, qaar ka tirsan Guddiga Fulinta iyo xubno Xisbiga ka tirsanaa. Xubnahan ayaan sheegin sabab taban oo ay iskaga casileen xubinnimada Xisbiga […]