27 Jul, 2024
1 min read

Dowladda Soomaaliya oo 4.8 Milyan oo doollar ugu deeqday dalka Turkiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga qayb qaadanayaan gurmadka Turkiga ee uu saameyay dhulgariiradii is xig xigay ee ka dhacay dalkaasi. Munaasibad ka dhacday xarunta Tiyeetarka Qaranka oo ay […]

1 min read

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan gaar ah yeeshay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada qeyb-galayeen Madasha 5-aad ee Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya oo ku qabsoontay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay mideynta mawaaqifta labada dal […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay maraakiibta Shisheeye ee sida sharci darada ah uga kaluumaysta xeebaha Soomaaliya.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War saxaafadeed ka soo saartay maraakiibta sida sharci darrida ah uga kalluumeysta Badda Soomaaliya. Warsaxaafadeed ayaa lagu sheegay in Wasaaradda Kallumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ay caddaynayso in muddooyinkii la soo dhaafay ay urrurinaysay xogo ku saabsan maraakiib kalluumeysi oo laga […]

1 min read

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar oo ka wada hadaaya xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka ah ee ku aaddan xasilloonida iyo horumarka Gobolka,

Doha — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Qadar uga qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka ugu hooseeya caalamka – dhinaca horumarka ayaa la kulmay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar ayaa kulankooda ku lafa-guray aayaha xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka ah ee ku aaddan xasilloonida iyo horumarka Gobolka, […]

1 min read

Wejiga 2-aad Hawlgallada ka dhanka ah Alshabaab oo ka bilaabanaya Hirshabeelle.

Wararka ka imaanaya degaano ka Tirsan gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in uu socdo  diyaargarowga Wejiga  labaad Hawlgallada ka dhanka ah Alshabaab.   Ciidamada Dawlada Fedederaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka ee Macaswileey ayaa ku jira  diyaar garow ku aadan bilaabida Wejiga labaad Hawlgallada looga soo horjeedo Alshabaab oo ay doonayaan ciidamada in ay ka […]