19 May, 2024
1 min read

Dhaawacyada dagaalka Laascaanood oo Muqdisho la soogaarsiiyay.รทSawirro

Heyโ€™adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee Sodma ayaa markii sadaxaad galabtay waxa ay magaalada muqdisho keentay 20 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada ka soo gareen dagaalada culus ee ka socda Magaalada Lascanoodย  ee xarunta gobolka Sool ee u dhaxeeya dadka degaanka iyo ciidamada Soomaaliland. Dhawacyadaan oo ay ku jiraan dad liita waxaa garoonka Adaan […]

1 min read

๐—ฅ๐—ช ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—บ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

Muqdisho, Feberaayo 15, 2023; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga. Ra’iisul Wasaare Xamse oo garoowsan sida Turkigu […]

1 min read

Maleeshiyaad ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay dagaal & duqaymo ka dhacay gobolka mudug

Maamulka Gaglmudug ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal & duqaymoย  ka dhacay gobolka mudug Cabdi Garaad Cumar Maxamed oo ka Tirsan Masโ€™uuliyiinta Maamulka degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa sheegay in ku dhawaad 60 ย Xubnood oo ka Tirsan Alshabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Hawdka Qaycad ee koofurta gobolka Mudug Hubna looga […]

1 min read

Qatar oo guryihii yaryaraa ee Koobka Adduunka ugu deeqday dadkii ka badbaaday dhulgariirka.

Dalka Qatar ayaa qorshaynaya inuu ugu deeqo dalka Turkiga, illaa 10,000 oo ah degsiimooyinkii yaryaraa ee loogu talo galay dadkii ka qayb gelayey koobkii dunida ee ka dhacay dalkaas iyo weliba gadiidkii martida qaadayey. Guryahan yaryar ayaa loogu talo galay inay hoy noqdaan, dadkii ay guryahoodu ku burbureen dhulgariirka. Dalka Qatar ayaa sheegay inay mar […]