16 May, 2024
1 min read

”Waxay ku leeyihiin waa horyaalka adduunka ugu fiican” – Ian Wright furka xooray kaddib khaladkii Arsenal (Daawo)

Halyeeygii Arsenal ee Ian Wright ayaa sheegay inuu aad ula yaabay ‘jahawareerka’ garsoor ee kulankii shalay kaddib maalin kale oo muran ka dhashay VAR-ka Premier League. Kooxaha Arsenal, Brighton iyo Chelsea ayaa dhamaantood dareemaya murugo iyadoo ay mid kasta ay gashay barbarro 1-1 ah iyada oo wax khaladaad u muuqdey ay u diideen guulo ay gaari lahaayeen. […]

1 min read

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay dagaalka khasaaraha dhaliyay ee ka socda Laascaanood.

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay dagaalka maalintii 8-aad ka socda magaalada Laascaanood ayaa sheegtay in xukuumadda uu hoggaaimiyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay had iyo jeer u ololeynayso nabadda gobolka ayna marna faragelin arrimaha gudaha ee dalalka ay dariska yihiin. Qoraal uu bartiisa twitter ku baahiyay wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kaalinta ugu weyn ee howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab waxaa leh Ciidamada Macawiisleyda..”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee xilligaan ka socda meelo kamid ah dalka iyo sida laga yeelayo Ciidamada Macawiisleyda ee la dagaalamaya Al-Shabaab. Madaxweynaha oo khudbad ka jeedinayay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada Yurub ay ku taageeraysay dagaalka ka dhanka ah […]

1 min read

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Ajandayaal muhiim ah.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada ku wargeliyay in Kulanka Maanta uu jiro kana soo qeyb galaan, iyada oo Ajandayaasha ay Kulanka Maanta ay kala yihiin: Ka doodista Warbixinta […]

1 min read

Dagaalka magaalada Laascaanood oo maalintii 8-aad galay.

Dagaalka magaalada Laasacaanood ayaa galay maalintii 8-aad, waxaana tan iyo saaka dhawaqa hubka jugta culus laga maqlayaa duleedka iyo Xaafadaha Magaalada Laas-Caanood. Inkastoo dhinacyada dagaallamaya ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in xabbadda la joojiyo, ayaa haddana waxaa muuqata in dagaalka uu maalinba maalinka ka dambeeysa sii xoogaysanayo. Xukuumadda iyo Somaliland ayaa ku baaqay […]