19 May, 2024
1 min read

Laamaha Ammanka Kenya oo heegan sare ku jira.

Waxaa heegan sare la galiyay ciidammada ammaanka ee waddanka Kenya kaddib markii ay soo baxeen warar sirdoon oo sheegaya inay suuragal tahay in dalka uu ka dhaco weerrar argagixiso. Khamiistii ayey aheyd markii dowladda Mareykanka ay soo saartay digniin dhanka ammaanka ah oo ay u dirtay muwaadiniinteeda ku nool Kenya, saacado uun kaddib markii mas’uuliyiinta […]

1 min read

Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay amniga, milateriga iyo la dagaalanka argagixisada.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan la qaatay wasiirka gaashaandhiga ee dalkaas Guido Crosseto. Madaxweynaha iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta xidhiidhka labada dal ee dhinaca amniga, milateriga iyo kor u qaadidda taageerada dawladda Talyaaniga ee Soomaaliya, gaar ahaan dib u habaynta ciidamada iyo dagaalka ka dhanka […]

1 min read

FBI oo waraaqo sir ah ka heshay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore Maraykanka.

WASHINGTON— Hay’adda dembi baadhista gudaha ee Maraykanka ee FBI ayaa waraaqo cusub oo sir ah ka heshay guriga madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka, Mike Pence ee ku yaalla gobolka Indiana, intii lagu gudajiray baadhitaan ay saraakiisha hay’addu ku sameeyeen maalintii Jimcaha. Baadhitaankan ayaa yimi, ka dib markii qareenada Mike Pence ay guriga madaxweyne ku […]