February 2, 2023
Laacibka Mason Greemwood ee Manchester United oo lagu waayay eedeymihii loo heystay.
Eedeymo la xiriiray isku day kufsi iyo weerar ayaa laga dhaafay ciyaaryahanka u ciyaara Manchester United ee Mason Green wood. Ninkan 21 jirka ah ayaa la xiray bishii January ee sanadkii hore iyadoo ay jireen sidoo kale muuqaalo iyo sawiro Iyana ku soo baxay baraha bulshda . Markii dambe waxaa lagu eedeeyey isku day kufsi […]
Urur goboleedka IGAD oo war kasoo saaray xaaladda Laascaanood.
Urur goboleedka IGAD oo ka warbixinayay xaaladda gobolka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladda magaalada Laascaanood. โXiisadda Laascaanood waxay noqotay arrin walaaceeda leh oo horseeday inay tiro dad ah ay ku dhinteen halka khasaare kalena uu ka dhashayโ ayaa lagu yiri war qoraal ah oo kasoo baxay IGAD. Ururkan ayaa sidoo kale sheegay in […]
Ilhaan oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiilada
WASHINGTON โย Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo ka dhan ah Israel. Tallaabadan ayaa sii xumeyneysa xiisadda labada xisbi kadib markii Dimoqraadiga ay kalfadhiggii hore guddiyo ka saareen xubno Jamhuuri ah oo ka tirsan garabka-midig ee fog, […]