21 Sep, 2025
1 min read

Al-shabaab oo in kabadan 300 oo neef ku gowracay deegaan hoostaga degmada Maxaas.

Waxaa warar dheeraada laga helayaa Xoola ay Dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ku gowraceen deegaan hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Deegaanka Ceel Xeero oo qiyaastii 20KM dhanka bari ka xiga degmada Maxaas ayey Al-shabaab ku gowraceen inkabada 300 oo Neef oo ari ah ay lahaayeen dad xoola dhaqata ah. Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane ayaa […]

1 min read

Ra’iisul wasaare Xamza: Waxaan Al-Shabaab ka xirnay 250 akoon oo banki..”

CAIRO — Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo xalay la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Masar ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalka dhinaca maaliyadda ah ee ay dowladda Federaalku ku qaadday maleeshiyada Al-shabaab. Ra’isul Wasaahara ayaa sheegay inay Al-shabaab ay ka xireen 250 akoon oo ay ku lahaayeen 4 banki. Wuxuu intaa ku daray inay sidoo […]

1 min read

Uganda oo ku dhawaaqday inay ka xorowday Ebola.

Uganda ayaa ku dhawaaqday inay cirribtirtay xanuunka ee dilay in ka badan 50 qof. Hadalkan ayaa daba socda muddo 42 maalmood ah oo aysan Uganda diwaangelin kiisas cusub. “Waxaan si guul leh u xakameynay dillaacitaankii Ebola ee Uganda,” ayay tiri Wasiirka Caafimaadka Jane Ruth Aceng oo sidan ku sheegtay munaasabad maanta ka dhacday Mubende. Dillaacitaanka […]

1 min read

Dhimashada qaraxyadii Maxaas oo gaartay 35 qof.

JOWHAR — Dhimashada labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalada Maxaas ayaa gaartay 35 qof, halka dhaawuna uu yahay 40, sida uu wakaalada wararka ee Reuters uu u sheegay Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo ah taliye ku-xigeenka booliiska maamul goboleedka Hirshabeelle. Dadka ku dhintay qaraxyadan ayaa waxaa ka mid ahaa 10 qof oo isku qoys ahaa, sida […]