22 Apr, 2024
1 min read

Dalka Hindiya oo laga soo saarey talaalka sanka laga qaato oo Covid19 lagula tacalo.

Hindiya ayaa ansixisay tallaalkeedii ugu horreeyay oo Covid-ka sanka laga qaadanayo ah. Waxaa sameysay shirkadda Bharat Biotech. Talaal iNCOVACC, ayaa waxaa loo isticmaalaa qaab dhibic ah, waxayna keeneysaa kicinta difaaca unugyada safan daloolka sanka. Bishii Sebtembar ee sanadkii tagay ee 2022-kii, Shiinaha ayaa wuxuu oggolaaday tallaal neef ah oo Covid ah, oo lagu maamulo qaab […]

1 min read

Garu Laba Nin kama wada qosliso!!!.

26 Jan. 1991, Maalintaa aad ayaan u Faraxsanaa, waxaa la gaaray natiijo muddo dheer aan sugayay, dhib badanna aan u soo maray sidii aan uga bixi lahaa dhibaatadaa. Maalintaa wixii ka horeeyay Nafteeyda, Sharafkeeyga iyo xuquuqdeeyda muwaadinnimo khatar ayeey ku jireen, mana jirin Dambi aan Qaranka ka galay. Wakhtigaa wixii ka horeeyay Dadka qaar waxa […]

1 min read

Dowladaha Sudan iyo Ethiopia oo ka heshiiyey murankii biyo xireenka wabiga Nile

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha ku saabsan” biyo xireenka weyn ee Itoobiya. Biyo xireenkan ayaa lagu muran sanaa, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee dowladda Sudan ee Suna. Isagoo ka hadlayay mar uu Khartuum kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Ahmed, oo safar shaqo […]

1 min read

Shirwaynihii culimada Soomaaliyeed uga socday Muqdisho oo la soo gabagabeeyay.

Magaalada Muqdisho waxaa maanta gelinkii dambe lagu soo gabagabeyay shirweynihii culimada Soomaaliyeed, ee halkaa ka socday saddexdii maalmood ee la soo dhaafay . Shirkaan ayaa looga hdlayay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka Al-shabaab dowladda iyo shacabku kula jiraan kaas oo ka socda qaybo ka mid ah dalka, dhisidda hay’ad culimadu leedahay iyo doorashada Mufti […]

2 mins read

Maraykanka oo sheegay inay dileen hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya.

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, ka dib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaan ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay dilkii hoggaamiyaha Daacish Bilaal al-Sudani.

WASHINGTON — Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla mamaul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah, […]

2 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q- 341aad= War somalidu Balaayo jecelaa, Axmed Nur muxuu isagu saadaalinaa khatarta.

1.Waxaa la yiraa Wiilasha Wakhtigaan 91% marka ey Gabar hortaagan yihiin waxa ey fiiriyaan halka ey tilmaamee falaarta hoose ee Xabadkeeda. Waana Sababta ey Gabdhuhu u qaataan Candha Celiska “Rajabeeto” . ( F. S:1aad) Gabdhuhu marka ey Wiilasha la joogaan 91%.waxa ey fiiriyaan jeebkiisa. Waana sababta ey Wiilashu warqado been ah jeebka uga buuxiyaan ( […]