26 Apr, 2024
1 min read

Xulka Ecuador oo 2-0 uga badiyay xulka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Aduunka.

DOHA — Xulka Ecuador ayaa 2-0 uga badiyay xullka Qadar ciyaartii furitaanka Koobka Adduunka oo caawa si rasmi ah uga biloowday magaalada Doha ee waddanka Qadar. Weeraryahanka ruug cadaaga ah ee Ecuador Enner Valencia ayaa dhaliyay labada gool ee xulka Ecuador, waxaana goolka hore oo ahaa mid rigoore ah uu dhaliyay daqiiqaddii 16-aad, halka goolka labaad […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay xubno cusub oo ka tirsan maamulka Gobolka Benaadir

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay guddoomiye ku xigeennada iyo xoghayaha gobolka Benaadir, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada. Guddoomiye ku xigeennada la magacaabay ayaa kala ah; Ciise Maxamuud Guure, Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga, Cabadicasiis Cismaan Maxamed Guddoomiye […]

1 min read

Madaxweynaha Dalka Oo Xarigga Ka Jaray Madaxtooyada Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey madaxda dowlad-goboleedka Galmudug dadaalka xooggan ee ay galiyeen dhismaha xarumaha danta guud ayaa tilmaamay in hirgelinta mashruucan iyo halganka lagu xoreynayo […]

1 min read

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda oo soo dhaweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay wakiilka cusub ee Midowga Afrika, H.E. Amb. Mohammed El-Amine Souef, oo Sabtidii shalay soo gaaray. Wasiir ku-xigeenka ayaa ugu hambalyeeyay wakiilka cusub xilka loo magacaabay ee ah Ergeyga Gaarka ah ee […]

1 min read

Heshiis la dhaxdhigay Beelihii ku dagaalamay deegaano ka mid ah

Kadib shir dib u heshiisiin ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa heshiis horudhac ah la kaal dehx-dhigay labadii maleeshiyo Beeleed eek u dagaalamay degaannada hoostaga degmada Cadalle. Shirarka oo ay goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaanka labada Beeleed, Imaamka iyo Ugaaska Beesha Mudulood iyo mas;uuliyiin ka […]

1 min read

Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay ciidamo diyaar u ah la dagaalanka Al-Shabaab

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle Gudoomiye Ku the xigeenka Siyaasada Gobolka Maxamed Sheek Xaandow, Gudoomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Mukhtaar Baareey, Duqa Magaalada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise iyo kornel Maxamuud Maxamed Nuur Masdile ayaa  gaaray Degaanka Gaaleef ee Shabellaha Dhexe,  iyaga oo kulan […]

1 min read

Warbixinadii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar

Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan. Tan iyo markii dalka Qadar ay ku guuleysteen martigalinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka, waxaa isa soo tarayay muuqaalada xiisaha leh ee ka imanaya dalkan yar. Qarni ka hor, 1922, dalkan yar ee Khaliijka […]

1 min read

Puntland oo gacanta ku dhigay rag hubeysan oo ka Ganacsanayay maan dooriye.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa  hawlgal qorsheysan xalay ku qaaday kooxo ka Ganacsanayay maandooriye, kuwaas oo Boolisku sheegeen inay faraha kula jireen dambiyo culus oo la xiriira ka ganacsiga daroogada oo qeyb wayn ka ahaa falal burcadnimo iyo Amni darro oo muddooyinkii la soo dhaafay ka jiray magaalo madaxda Puntland ee Garoowe. War kasoo baxay Booliska […]