01 May, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo kala duwan la qaatay Xoghayaha Guud ee QM iyo Hoggaamiyaha Sudan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, iyada oo labada masuul ay ka wada hadleen qodobo ay ka mid yihiin xaaladda bini’aadanimo ee ka jirta Soomaaliya, isbedelka cimilada iyo xaaladda amniga. “Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha [Soomaaliya] ayaa ka wada hadlay arrimaha mudnaanta u […]

1 min read

Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in maamulo loo dhisayo goobaha laga saaray Al-Shabaab.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshe maamul loogu dhisayo deegaannada iyo degmooyinka dhowaan laga saaray Al-shabaab. Wasiir Axmed Fiqi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in uu socdo qorshe dib loogu soo celinayo dadkii ka barakacay deegaannada lagala wareegay al-shabaab, si loo dhammaystiro adeegyada aasaasiga ah ee loo […]

1 min read

Puntland oo ka hor timid go’aan ka soo baxay DFS.

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland oo ka hortimid go’aan sharci oo dhawaab kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Go’aanka ahaa ahaa in Wasaaradda Kalluumeysiga Dowladda Federaalka ay diiday shati aan ka ahayn keeda in ay ku kalluumeystaan maraakiibta shisheeye, cidii heshana ay ka mid yihiin liiska sharci darrada. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Kalluumeysiga […]

1 min read

Gabar Soomaaliyeed oo mar kale ka mid noqotay Baarlamaanka Sweden

Leila Cali Cilmi oo ah Muwadin Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sweden ayaa mar kale ka mid noqotay Baarlamaanka Sweden, ka dib doorasho aad u adag dhawaan ka dhacday dalka wadankaasi. Guddiga Doorashada ayaa shaaciyay natiijada waxaa Xildhibaan walbo loo soo bandhigay inuu ku soo laabtay booskiisa Xildhibaanimo ama in uu ka dhacay Booskaasi. Leila […]

1 min read

Qatar oo Soomaaliya iyo dalal kale ugu deeqday Malaayiin Dollar.

Qoraal lagu daabacay wakaaladda wararka ee dowladda Qatar ayaa lagu sheegay in Qatar ayaa 12 milyan oo dollar ugu yaboohday gargaarka bini’aadantinimo ee wax looga qabanayo dalalka ku yaalla Geeska Afrika, halkaasi oo malaayiin qof ay wajahayaan macaluul, abaaro, cunto yari iyo nafaqo darro baahsan. Ballanqaadkan ayaa la sameeyay Arbacadii intii lagu guda jiray khudbad […]

3 mins read

Weligaa, Xildhibaan siyaasadda Baadi ka ah, ma kuu booteeyay=Nasashada Jimcaha.Q- 323=

1.  Asgariga Dameerka Xambaarsan ma khaldano, Ciidamadu waxa ey dhax marayeen Beer Miino lagu aasay, waxa ey ka talaabsanateen halka ey ka shakiyaan. Laakin Dameerku haddii uu meel khalad ah ku istaago dhamaan Ciidamada yaa dhimanayo, Sidaa ayuu Dameerkii u xambaaray si uu u badnaadiyo Saaxiibadii. Asgarigu kuma khaldaneyn Wakhtigaa in uu Dameer Xambaaro. ( […]

2 mins read

Senate-ka oo madaxii hore ee VOA Amanda Bennett u ansixiyay hoggaanka hay’adda USAGM.

WASHINGTON — Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa Khamiistii ansixiyay Amanda Bennett oo madaxweyne Joe Biden uu u magacaabay inay hoggaamiso Wakaaladda Mareykanka ee Warbaahinta Caalamiga ah (USAGM), oo ah hay’ad federaal ah oo maamusha Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA iyo hay’adaha kale ee warbaahinta caalamiga ah. Codkii ansxinteeda ayaa waxaa oggolaaday 60 Senator, halka 36 kale ay […]