27 Apr, 2024
1 min read

Ciidamada oo burburiyay Miinooyiin Al-shabaab ku aaseen deegaano ka tirsan G/Gaduud.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo ka sameeyay inta u dhaxeysa Degmooyinka Guriceel  iyo Ceelbuur ee gobolka Galguduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgallada ay ku burburiyeen Miinooyin ay Al shabaab ku aaseen wadada u dhaxeysa Guriceel  iyo Ceelbuur. Sidoo kale, Ciidanka ayaa sheegay in ay xoojin doonaan howlgalada dhanka ah Al-shabaab ee ka socda […]

1 min read

Boqorka beesha Gabooyaha oo u jawaabay Sheekh Umal.

Boqorka beesha Gabooye, ayaa u jawaabay Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal, oo dhaliilay waxa uu ku tilmaamay sarwaal ay horey u xiratay, wasiirka gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye. “Khadija marka ay surwaalka xirato un ayay isku diin yihiin Sheekh Umal iyo sheekhyada kale. Khadiija waxay yiraahdeen, waa Yixir, […]

1 min read

Shir dhowaan dhacaya oo ay isugu imanayaan Soomaalida Itoobiya.

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya, ayaa shaaciyay in dabayaaqada toddobaadka dambe, in magaalada Jigjiga lagu qaban doono shirweynaha wadatashiga shacabka Deegaanka Soomaalida. Guddiga qaban qaabada shirkan, ayaa sheegay in Sabtida iyo Axada soo socda la qaban doono shirkaas, oo ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah laguna wado inay ku kulmaan siyaasiyiinta kala afkaarta […]

6 mins read

Muuse Biixi: “Xasanow adigoo Burundi iyo Uganda ay ku ilaaliyaan Somaliland uma awood sheegan kartid”

Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar ka mid ah mucaaradka Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa dhaliilay hadal madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyay dalka Mareykanka, oo ahaa in dowladdiisu aanay marnaba ogolaaneyn in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya inteeda kale. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlayay Soomaalida ku dhaqan magaalada Washington ee dalka Mareykanka […]

1 min read

Qaramada Midoobay oo mar kale digniin u dirtay madaxda Taliban.

Jimciyadda Quruumaha Ka Dhaxeysa, ayaa mar kale ku boorisay hoggaamiyeyaasha Taliban inay qaadaan tillaabooyin degdeg ah, oo dib looggu furayo dugsiyada sare dhammaantood, sannad ka dib markii kooxdu ay amar ku bixisay in gabdhaha ardayda ah ay ku nagaadaan guryahoodda. Qaramada Midoobay ayaa waxay sheegtay inay ahayd sannad-guuro naxdin leh, oo ay aheyd in laga […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas Mudane Antony Blinken. Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashi ee ka dhaxeeya labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Mareykanka ay siiso […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jaaliyadda Soomaalida Mareykanka uga warbixayay xaalada dalka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Maraykanka, isaga oo la wadaagay fursadaha maalgashi ee ka jira dalka, qorshaha dowlad dhiska, la dagaallanka Al-shabaab iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha. Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu la kulmay, uga warramay xaaladda guud ee dalka, […]