01 May, 2024
1 min read

DFS oo soo bandhigtay Saraakiil ka soo goostay Al-Shabaab.

Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay ayaa soo bandhigay laba nin oo ay ku sheegeen in ay ahaayeen Saraakiik ka tirsan Al-shabaab. Saraakiiisha Ciidanka ayaa sheegay in labada ruux ay isku soo dhiibeen Ciidanka Xoogga iyo Daraawiishta Galmudug ee ku sugan Koofurta Gobolka Mudug. Saraakiisha oo faah faahin ka bixiyay raggaan […]

1 min read

Tahriibeyaal ku dhintay badda Mediterranean-ka iyo kuwa kale oo lagu la’yahay.

TUNIS — Ugu yaraan 8 qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay 15 kalena waa la la’yahay kadib markii dooni ay la socdeen ay ku degtay xeebaha Tunisia khamiistii, xilli ay isku dayayeen in ay ka gudbaan badda Mediterranean-ka una sii gudbaan dalka Talyaaniga, sida ay sheegtay Idaacadda Monastir ee dawladda. Ciidamada ilaalada xeebaha ayaa soo badbaadiyay […]

1 min read

Amiir Charles oo dhaxlay taajka boqortooyada Ingiriiska.

LONDON – Amiir Charles oo illaa caruurnimadiisii loo diyaarinayey inuu maruun dhaxlo taajka boqortooyada ee dalka Ingiriiska ayaa haatan ugu dambayn waxaa yimi xilligii loo carbinayey, isaga oo kursiga boqortooyada la wareegay xilli ay da’diisu tahay 73 jir. Amiir Charles, oo ah qofkii ugu da’da weynaa ee abid dhaxla taajka boqortooyada Ingiriiska, ayaa haatan wixii […]

1 min read

Madaxda Soomaalida oo ka hadashay geerida Queen Elizabeth II.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka wuxuu ka tacsiyadeeyey xukuumadda iyo shacabka dalka Britain geerida ku timi boqoraddii dalkaas Queen Elizabeth II. “Aniga iyo qarankaykuba waxaanu tacsi u diraynaa xukuumadda, shacabka iyo qoyska boqortooyada UK, annaga oo ka tacsiyadaynayna, geerida ku timi Queen Elizabeth II. Boqoraddu waxay qarankeeda iyo shacabkeedaba ku […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. 321=Reer Magaal warkooda ha wada Aaminin, Reer Miyina Dhaqankooda ha wada qaadan=

1.  Wiil ayaa Aroosay, markii uu 7da ka baxay ayaa Saaxiibkii ku yiri: ka waran Arooskaagii? Aroosihii ayaa u soo diray Sawirkaan ( F.S: 1aad) ( Ha u qaadan Cilladdu in ey tahay Gabadha ,dhinaca kale waan noqon kartaa in uuna isagu wax isku heyn. Haddii aad aragto Nin Xaaskiisa Cowradeeda ka hadalyo ama Haween […]