27 Apr, 2024
1 min read

Golaha Fulinta Deegaanka Soomaalida oo Galbeedka Siti u ansixiyey laba degmo oo cusub.

Golaha fulinta Dawlada Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa ansixiyay laba Degmo oo cusub. Golaha fulinta Dawlada Deegaanka Somaalida ayaa codbuuxa ku ku meelmariyay degmooyinka Dhuunyar iyo Daymeed ee Gobolka siti. Degmooyinkan cusub ee golaha fulinta deegaanka Soomaalida maanta uu meel mariyey ayaa ku soo beegmeysa xilli ay Galbeedka Siti ka socdaan dagaallo dad badan […]

1 min read

Wasiirka Difaaca, “Waxaa naga go’an Dar-dargelinta howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab…”

Wasiirka Difaaca Soomaaliya, “Waxaa naga go’an Dar-dargelinta howlgallada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab oo maalmihii dambe si xoogleh uga socday deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan, iyo Guu ahaan soomaaliya. Waxaan Shacabka ugu baqeyna inaysan qarsan cadowga Baneystay Daadinta Dhiiga Maatida aan waxba galabsan,Shacabka soomalaiyed inay lashaqeynayaa Ciidamada furimaha kujira si cadowga taak-ta daran losoo Gaba […]

1 min read

Xog cusub: Diyaaraddi ay Itoobiya ku soo ridday magaalada Maqale.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay diyaarad hub u sidday fallaagada TPLF oo ka soo tallaawday xadka Suudaan iney xalay soo rideen. Madaxa waaxda howlgallada ee wasaaradda gaashaan dhigga Itoobiya Sarreeya Guud Tefaaye Ayalew oo u warramaya wakaaladda wararka Itobiiya ee ENA wuxuu sheegay diyaaradda ay ciidamada cirka Itoobiya soo rideen iney ka timid dhanka Suudaan hawada […]

1 min read

Siyaasi kale oo reer Hindiya oo loo haysta inuu Rasuulka u gafay.

Booliska Hindiya ayaa xiray sharci yaqaanka xisbiga talda hayya, Raja Singh, kaas oo lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed (NNKH). Xarigiisa ayaa imanaya todobaadyo kaddib markii hadal lamid ah uu yiri sarkaal sare. Ninka la xiray oo xubin ka ah xisbiga Janata Party BJP), ayaa muuqaal soo dhigay baraha bulshada, kaas oo wararku sheegayaan inuu […]

1 min read

K/Afrika: Shacab careysan oo boobay dukaamo ay leeyihiin ganacsato ajaaniib ah.

Wararka ka imaanaya gobolka Limpopo ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in shacab careysan ay boobeen dukaamo ay leeyihiin ganacsato ajaaniib ah kaddib markii sida la sheegay nin ajanabi ah uu dilay will 15 sano jir ah. Rabshadaha ayaa inta badan ka dhacay agagaarka tuulada Schoonoord (iskuunood) ee hoostagta magaalada Jane-Furse (Jeenfoos), halkaasi oo lagu […]

1 min read

Maraykanka: Laba nin oo doonayey inay afduubaan guddoomiye gobol, oo dembi lagu helay.

Xeerbeegti Maraykan ah ayaa Salaasadii dembi ku heshay laba nin oo lagu eedeeyey inay maleegeen qorshe lagu afduubayo Guddoomiyaha Gobolka Michigan, Gretchen Whitmer, sannadkii 2020. Kuwaas oo doonayey inay afduubaan Guddoomiyaha, halka ay qorsheeyeen inay qarxiyaan buundooyin ama ay bartilmaameedsadaan ciidanka boolisku, haddii ay u soo gurmadaan, inta uu socdo qorshaha afduubku. Adam Fox iyo […]

1 min read

Dagaal mar kale ka dhex qarxay dowladda Itoobiya iyo TPLF.

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee Waqooyiga dalka Itoobiya iyo Ciidamo daacad u ah dowladda dhexe ayaa ka dhacay agagaarka magaalada Kobo, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidamada Tigreega. “Waxaan maqlayaa dhawaqa hubka culus oo saaka biloowday,” ayuu yiri mid ka mid ah beeraleyda deegaanka Kobo oo magaciisa ka gaabsaday, isaga oo intaas sii raaciyay […]

3 mins read

Wariyad u dhalatay Algeria oo ka sheekaysay Qiso ku qabsatay dalka Maraykanka.

Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo “Khadija Benguenna” kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera ayaa ka sheekeysay qiso ay lakulantay mar ay tagtay dalka Mareykanka. Waxay tiri: “waxaan aaday mid kamid ah dukaamada waaweyn ee lagu iibiyo alaabaha, anigoo sugaya in aan bixiyo qiimaha alaabtayda, ayaa waxaa soo gashay gabadh muslimad […]