27 Jul, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waa in loo diyaargaroobaa dagaal aan loo kala harin oo …”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka. “Waxaa naga go’an in aan argagaxisada dhibaatada ku ah shacabkeenna awood-tirno, ilaa laga xoraynayo dhammaan deegaannada ay xoogga ku haystaan. Qorshahaasi waa mid fulintiisa iyo diyaargarawgiisu ay socdaan, waa qorshaha mudnaanta koowaad u leh dowladdeenna” ayuu […]

1 min read

Golaha Wasiirrada oo maanta u furmay shir looga hadlayo Xaaladda dalka.

Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa lagu lafa-gurayaa howllaha mudnaanta u leh xukuumadda Dan-Qaran iyo habka loo xoojin karo wadashaqeynta wasaaradaha iyo hay’addaha kala duwan ee dowladda. Furitaanka kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sheekh Aadan […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyarro Muddo ku xirnaa Liibiya.

Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celiday dhalinyarro in muddo ah ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya, kuwaasi ku tagey qaab tahriib ah. 14 dhalinayaro Soomaaliyeed ah oo shalay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibya soo ambabixisay ayaa saakay soo gaaray garoonka Aaden Cabdulle ee Muqdisho. Dhalinyaradaan oo muddo badan Magafe ugu xernaa dalka Liibya ayaa […]

1 min read

Guddiga doorashada Kenya: Rag hubaysan ayaa soo weeraray shaqaalaha guddiga.

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan guddiga oo isu diyaarinayay jawaabaha codsiyada doorashada madaxweynaha ee laga gudbiyay maxkamada sare la weeraray habeenkii isniinta. Sida laga soo xigtay guddiga IEBC, kooxda weerartay shaqaalahooda habeenimadii isniinta ayaa hubaysnaa. “Maanta oo Isniin ah, taariikhduna tahay 22-ka Ogosto, 2022 abaaro 8:30 fiidnimo koox […]

1 min read

UK oo ka hadashay eedeymo la xirriira inay faragelin ku sameysay doorashadii guud ee Kenya.

Wakiilka sare ee dalka Britain u fadhisa Kenya, Jane Marriott ayaa meesha ka saartay eedeymaha ah in dalkeeda uu faragelin ku sameeyey doorashadii guud ee Kenya ee dhawaan la soo gaba gabeeyay. Ms Marriott ayaa ka falcelinaysay eedaymo kaga yimid dhanka baraha bulshada oo sheegaya in ay cadaadis ku saartay guddiga doorashada in ay ku […]

1 min read

Xaliima Yarey oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Guud ee Ururka Gudddiyada Doorashooyinka dalalka Carabta.

Guddoomiyaha GMDQ oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Guud ee Ururka Gudddiyada Doorashooyinka Carbeed. Shirweynaha shanaad ee Golaha Guud ee Guddiyada Doorashooyinka Carbeed oo lagu qabtay magaalada Cammaan ee dalka Urdun Aug 22, 2022 ayaa waxaa gudoomiyaha ururka loo doortay Marwo Xaliimo Ismaaciil, guddoomiyaha GMDQ. Iyada oo uu weheliyo komishineer Xuseen Cabdi, ayaa wafdiga GMDQ uu […]