1 min read

Madaxweynaha maamulka K/Galbeed oo gaarey magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa, ee dalka Itoobiya.

Waxaa la filayaa inuu halkaasi kula kulmo mas’uuliyiinta dalkani.

Dhowaan ayey saraakiil ciidan oo ka socota dowladda federaalka Itoobiya, waxey kulan kula qaateen magaalada Baydhabo Madaxweyne Cabdulcasiis Xasan.

Labadda dhinac ayaa warka kasoo baxay kulankooda waxaa lagu sheegay in kulankoodii hore wuxuu la xiriiray iskaashiga la dagaalanka kooxda Al-Shabaab.