25 Apr, 2024
1 min read

Duqeymo diyaaradeed oo lagu weeraray Fariisimo Shabaabku ku lahaa Sh/Hoose iyo faah faahino laga helayo.

Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay xalay Saqdii dhexe duqeymo culus ka fuliyeen degaanka Toora-tooroow oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose  halkaas oo siweyn ugu xoogan yihiin dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab. Goobjoogayaal diiday in Magacooda iyo codkooda loo adeegsado qalabka Warbaahinta ayaa sheegay in laba diyaaradood ay duqeeyeen Xarumo ay ku Shaqeeynayeen Al-Shabaab oo kuyaalla […]

2 mins read

Madaxweyne Mustafa: “Al-Shabaab halkani ma aha halkay moodeen…”

Waxaa xaalad deggenaan ah ay ka jirtaa saaka deegaanka Laas-qurun oo u dhow degmada Feer-Feer ee gobolka Shabeelle, halkaas oo shalay uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Liyuu boolis iyo  Al-Shabaab. Dagaalkaas ayaa dhacay kaddib markii sida la sheegay ay ciidamada Liyuu boolisku dagaal ku qaadeen mintidiin ka tirsan Al-Shabaab oo kasoo tallaabay dhinaca Soomaaliya. Laamaha […]

1 min read

Hoggaamiyaha TPLF oo iska diiday dalab kaga yimid Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Hoggaamiyaha TPLF ayaa sheegay in aysan aqbaleyn wadahadal ku saabsan in ciidamada Tigray ay hubka dhigaan si ay isugu diyaariyaan wahadallada nabadeed ee lagu soo afjarayo colaadda Itoobiya. Warbaahinta ay maamusho TPLF ee Tigray Tv ayaa baahisay hadalka hoggaamiyaha Debretsion Gebremichael xilli uu la hadlayay warbaahinta gudaha. “Waa in aan hub ka dhigis ku sameyno […]

1 min read

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan gaar ah wada yeeshay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey Xoghahaya Jaamacadda Carabta, xaaladda dalka iyo dadaallada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku bixinayaan dib u dhiska dowladdnimada iyo la dagaallanka argagixisada Alshaabaab, isagoo […]

1 min read

Itoobiya oo mar kale  ka hadashay dagaalka Liyuu Booliska iyo Shabaab.

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada ay dileen 85 kamid ah dagaalyahannada Shabaab isla markaana ay ka qabsadeen deegaanno badan. Ciidamada militeriga ee Itoobiya ayaa ku biiray ciidanka Liyuu Booliska oo wado dagaal ka dhanka Al Shabaab. Sarkaal sare oo ka tirsan militeriga Itoobiya ayaa sheegay in la qaaday howlgallo xubnaha […]

1 min read

Ruushka oo weli sii wado duqeymaha uu ka geysanayo Ukraine.

Ruushka ayaa gantaallo iyo madaafiic ku garaacay magaalada koonfurta ku taalla ee dekedda leh ee Mykolaiv. Saraakiisha ayaa sheegay in weerar lagu qaaday dekedda iyo meelo kale. Ciidamada Ruushka ayaa sidoo kale beegsaday tuulooyin ku yaalla gobolka Odesa halkaas duqeymaha ay burburiyeen guryo. Ruushka wuxuu sidoo kale duqeeyay magaalada Kharkiv iyo magaalooyin dhaca bariga Ukraine. […]