19 Sep, 2025
1 min read

Maxay tahay sababta xilka looga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka masaajidka Xaramka?.

Maamulaha Guud ee Arrimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga, Sheikh Abdul Rahman bin Abdulaziz Al-Sudais, ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga qaadayo Agaasimaha Xarunta Warbaahinta sababo la xiriira “waxqabad la’aanta uu ku muujinayo dadaalka maamulka Guud ee Arimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga ee u adeegida martida Ilaahay” Xil ka qaadista lagu sameeyay maareeyaha […]

1 min read

Ciidamadii Soomaaliya ee tababarka ugu maqnaa Eritrea oo saf loo soo geliyey madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo afar cisho ah ku jooga dalka Eritrea ayaa booqasho ugu tagay ciidamada Soomaaliya ee tababarka u joogay dalkaas. Madaxweyne Xasan oo uu weheliyo madaxweyanaha Eritrea ayaa salaan ka qaatay kumaan ciidamo Soomaali ah oo dalkaas tababar u joogay dhawaanahan. Madaxweynihii hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa […]

1 min read

Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha Sri Lanka oo aqbalay inay is caslilaan.

Madaxweynaha dalka, Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa  iyo ra’iisul wasaarahiisa ayaa aqbalay in xilka banneeyaan maalinta Arbacada, taasi oo soo afjareysa qalaalse iyo rabshado sababay in Bannaanbaxayaal carreysan ay gudaha u galaan Madaxtooyadda wadankaasi. Madaxweyne Rajapaksa, oo 73 jir ah, ayaa dadka ku booriyay inay oggolaadaan in si nabad ah xukunka loogu wareejiyo, isaga oo qorsheynaya […]

1 min read

Golaha Wasiirada Galmudug oo degmooyin u aqoonsaday deegaanada Baxdo iyo Wisil.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug,  Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada ee Galmudug, kaas oo maanta lagu qabtay degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud. Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga waxaana intaas kadib  Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dib Uheshiisiinta Galmudug ay hor dhigay golaha xukuumadda, in cod loo qaado degmaynta degmooyinka Baxdo iyo […]

1 min read

Axmed Madoobe oo lagu wareejiyay natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu uga mahad celiyay shirkadan qaaday imtaxaanka shaqada Wanaagsan ee ay qabatay iyadoo ay goob joog ahayeen madaxda guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubaland iyo […]