1 min read

Ilaa intee gaarsiinsan tahay qatarta cudurka Furuqa-daayeerka ?

Madaxa Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhimashada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhaceen boqolkiiba sagaashan horraantii sanadkan .

WHO ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka .

Xoghayaha Guud ee ururuka Caafimaadka Adduunka Tedros Adhanom ayaa sheegay in uu qabtay guddidegdeg ah malinimadii khamista si loo baaro haddii cudurka haatan jira e cudurka furuqa daayeerka uu ugu faafayo caalamka si aan caadi aheyn uuna leeyahay qatar degdeg ah .

1600 oo kiis ayaa haatan la xaqiijiyey oo ka dhacay ilaa afartan dal oo kala duwan waxaana u dhintay 72 qof .

Cudurkan ayaa hore kaga dillaacay sida la xqiijiyey qeybo ka mid ah Afrrika iyo siyaabaha fiditaankiisa ee qof-iyo qof ayaa aad u ayar.

Madaxa Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhimashada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhaceen boqolkiiba sagaashan horraantii sanadkan .

WHO ayaa ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka .

Xoghayaha Guud ee ururuka Caafimaadka Adduunka Tedros Adhanom ayaa sheegay in uu qabtay guddidegdeg ah malinimadii khamista si loo baaro haddii cudurka haatan jira e cudurka furuqa daayeerka uu ugu faafayo caalamka si aan caadi aheyn uuna leeyahay qatar degdeg ah .

1600 oo kiis ayaa haatan la xaqiijiyey oo ka dhacay ilaa afartan dal oo kala duwan waxaana u dhintay 72 qof .⁸