June 14, 2022
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu mansuur). Guddiga ayaa guddoomiyaha la wadaagay cabasho ay ka qabaan sii xirnaanshaha Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay sheegeen In markii hore xarigiisa loo maray hab sharciga baalmarsan. Gudoomiyaha Golaha Shacabka […]
Danjire Tarsan oo ka baxay shir uu ku casuumay Uhurru Kenyatta.
Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa la sheegay in uu iskaga baxay kulan casumaad ah oo uu sameeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata safiirada dalkiisa ku sugan, kadib markii Kenya ay kulanka ku casuntay xubno ka socday Somaliland, gaar ahaan u qaabilsanaha dalka Kenya, kaas oo ay u aqoonsatay Safiirnimo. Sidoo […]
Xaaladda Soomaaliya iyo maalinta caalamiga ah ee xuska dhiig bixinta.
Sannad walba 14-ka Juun, waa maanta oo Kalee waxa loo asteeyey maalinta dhiig bixinta aduunka oo xuska la qabanayo waxa looga golleeyahay in dadka lagu baraarujiyo muhiimadda ay leedahay in dhiigga lagu deeqo oo naf bixi lahayd la badbaadiyo. ò Waxaa la sheegaa in tobankii qof oo aduunka ku nool sagaal ka mid ahi inta […]
Maxaa ka jira in la hareereeyey dagaalyahano Ukraine ah ?
Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku taalla Severodonetsk in ay hubka dhigaan laga bilaabo 08:00 maalinimada Arbacada ee berri ah.. Ruushka ayaa sheegay in ay fursad siinayaan dagaalyahanada si ay isu dhiibaan . Dagaalyahanada ayaa loo sheegay in ay joojiyan waxa loogu yeearay iska caabinta aan […]
Ilaa intee gaarsiinsan tahay qatarta cudurka Furuqa-daayeerka ?
Madaxa Ururka caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa sheegay in tirada kiisaska iyo dhimashada ee cudurka Coronovirus ay labadaba hoos u dhaceen boqolkiiba sagaashan horraantii sanadkan . WHO ayaa qirtay in dalalka qaarkood ay been ka sheegeen tirooyinka . Xoghayaha Guud ee ururuka Caafimaadka Adduunka Tedros Adhanom ayaa sheegay in uu qabtay guddidegdeg ah malinimadii khamista […]
Maxay yihiin arrimaha waaweyn ee uu Xambaarsanaa Warraysigii Fahad Yasin.
Waraysiga Agaasimihii hore ee NISA (Fahad Yaasiin), waxaa ku jira arrimo waawayn oo u baahan in lagu sameeyo gor-fayn miiggan iyo lafa-guris gun-dheer. Malahayga, arrinta ugu wayn ee afkiisa laga sugayay waa kiiska gabadhii maqnayd ee Ikraan Tahliil iyo waxa uu ka sheego. Arrintii waa uu ka hadlay, waliba si saraaxad leh oo isku kalsoonaani […]