06 Oct, 2025
1 min read

Dowladda Ingiriiska oo lagu cadaadinayo in aanay magangalyo-doonka keenin Rwanda.

Maxkamadda Rafcaanka ee magaalada London ayaa diiday baaq ku saabsanaa in la joojiyo qorshaha dowladda Ingiriiska oo ah in la bilaabo daadgureynta dadka magangalyo doonka ah ee la geynayo dalka Rwanda . Xaakimka lord Sigh ayaa hakiyey go’aan ay soo saaratay maxkamadda Sare toddobaadkii hore. Duulimaadkii ugu horreeyey ee taga magaalada Kigali ayaa dhici lahaa […]

1 min read

Mid ka mid ah Dhallinyarada ugu firfircoon Soomaalida ku nool Cape Town oo Ifka Geeri ku baneeyay.

ALLAHA u Naxaristee Daaheir Camuu, oo kamid ahaa Dhallinyarada ugu firfircoon Soomaalida ku nool Magaalada Cape Town, ayaa Daqiiqado yar ka hor Xanuun deg dega oo kusoo booday kadib ku Xijaabtay Hotelka Boorama oo uu daganaa, kaasi oo ku yaalla Xaafadda Soomaalida ee Bellville. “Wax yar kahor ayuu nagu yiri Wadno-xanuunaa dareemaa kaalaya Qur’aanka Kariimka […]

1 min read

NATO: Waa sharci walaaca amni ee Turkigu ka muujiyay codsiga xubinnimada Sweden iyo Finland.

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo booqasho ku jooga dalka Finland, ayaa sheegay in walaac dhinaca ammaanka ah oo ay Turkigu ka muujisay codsiga xubinimada ee dalalka Finland iyo Sweden ee ka mid noqoshada NATO ay tahay mid sharci ah. “Kuwani waa walaacyo sharci ah, waxayna ku saabsan yihiin argagixisada iyo dhoofinta hubka,” ayuu […]

1 min read

Yey yihiin siyaasiyiinta mucaaradka ee ku xiran Somaliland?

Xisbiga mucaaradka Waddan ee jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland ayaa cambaareeyay waxa ay ku tilmaameen xariga sharci darrada ah ee loo geystay xubno ka tirsan mucaaradka, qaar kamid ah taageerayaashooda iyo weriyeyaal. War saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Waddani ayaa lagu sheegay ‘in xukuumadda ay rasaas nool nool u adeegsadatay dad shacab ah oo […]

1 min read

Gunaanadaha Socodkaaga Magaalada!!!.

kani waa Ninka ugu Awooda Badan Magaalada Mogadishu. Dadku ma jeclo in looga yeero Xafiiskiisa, ma ahan Siyaasi, mana heeysto Ciidamo isaga ilaaliyo ama uu Cid kale ku weeraro. Dhaqaalihiisu waa intii uu maalintaa Quuto, mana leh keyd Maaliyadeed. Hubka ugu weyn oo uu heysto waa Badiil, Waxa uu Xaruntiisa ku sugaa, Dadka Magaalada ugu […]

1 min read

Militeriga Soomaaliya oo sheegay inay bur buried goob Shabaabka ay canshuurta dadka uga qaadi jireen.

Militeriga Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen 10 dagaalyahan oo ka tirsan ururka Al Shabaab kadib howlgal ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Soomaaliya. “Ciidanka xoogga ayaa argagixisada ka dilay ku dhawaad 10 maleeshiyaad ah iyagoo bur-buriyay bartii ay shacabka kaga qaadayeen lacagaha baada ah” […]